17/05/2026
🎉 Happy 18 May 🎉
Waxaan dhammaan shacabka reer Somaliland ugu hambalyeynaynaa Sanad guurada 35aad ee qaranimada Somaliland.
Waxaan Alle ka baryeynaa nabad, barwaaqo iyo horumar waara. ✨
Sidoo kale waxa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo shaqaalaha Jaamacada Abaarso Tech in fasax rasmi ah uu jiri doono maalmaha 18 iyo 19 May.
📚 Shaqada iyo waxbarashadaba waxa dib loogu soo laaban doonaa maalinta Arbacada 20 May, Insha Allah.