Edna Adan University

Edna Adan University Edna Adan University is an academic institution in Hargeisa Somaliland that offers higher education.

11/05/2026

EAU Pharmacy Skills Lab

Edna Adan University ayaa martigelisay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Jumuriyadda Somaliland,...
07/05/2026

Edna Adan University ayaa martigelisay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Jumuriyadda Somaliland, Dr Abdirahman Hussein Ismail, oo booqasho rasmi ah ku yimid Jaamacadda.

Booqashadaas ayuu kaga qaybgalay xarig ka jarista Practical Room cusub oo lagu soo kordhiyay kulliyadda Pharmacy-ga, kaas oo loogu talagalay kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha waxbarasho ee ardayda dhigata kulliyaddan. Practical Room-kan cusub ayaa door muhiim ah ka qaadan doona tayaynta tababarrada gacanta laga qabto iyo diyaarinta arday xirfad iyo aqoon caafimaad oo heer sare leh leh.

Cisbitaalka Edna Adan iyo Cisbitaalka Weyn ee magaalada Hargeysa (Hargeisa Group Hospital) ayaa si wadajir ah uso xidhay...
07/05/2026

Cisbitaalka Edna Adan iyo Cisbitaalka Weyn ee magaalada Hargeysa (Hargeisa Group Hospital) ayaa si wadajir ah uso xidhay tababar ku saabsana caafimaadka maskaxda.
Tababarkan oo socday laba maalmood ayaa diiradda saarayey kor u qaadista xirfadaha shaqaalaha caafimaadka, Xoojinta Xirfadaha, Hagaajinta Daryeelka iyo Taageeridda bad-qabka Maskaxda.

Ka qaybgalayaasha tababarka ayaa laga soo xulay gobollada dalka, si loo xoojiyo adeegyada caafimaadka maskaxda ee bulshada.

Cisbitaalka iyo Jaamacadda Edna Adan ayaa si wadajir ah uso xidhay tababar horumarsan oo ku saabsan xirfadaha qalliinka....
06/05/2026

Cisbitaalka iyo Jaamacadda Edna Adan ayaa si wadajir ah uso xidhay tababar horumarsan oo ku saabsan xirfadaha qalliinka.

Tababarkan oo socday laba maalmood ayaa diiradda saarayay:
✅ Farsamooyinka Tolista (Suture Techniques)
✅ Maaraynta Dhaawacyada Degdegga ah (Traumatic Injury Management)
✅ Daryeelka Nabarrada (Wound Care).

Happy International Midwifery Day!
05/05/2026

Happy International Midwifery Day!

Cisbitaalka iyo Jaamacadda Edna Adan ayaa si wadajir ah u qabtay tababar horumarsan oo ku saabsan xirfadaha qalliinka.Ta...
04/05/2026

Cisbitaalka iyo Jaamacadda Edna Adan ayaa si wadajir ah u qabtay tababar horumarsan oo ku saabsan xirfadaha qalliinka.

Tababarkan oo socon doona laba maalmood ayaa diiradda saaraya:
✅ Farsamooyinka Tolista (Suture Techniques)
✅ Maaraynta Dhaawacyada Degdegga ah (Traumatic Injury Management)
✅ Daryeelka Nabarrada (Wound Care).

Cisbitaalka Edna Adan iyo Cisbitaalka Weyn ee magaalada Hargeysa (Hargeisa Group Hospital) ayaa si wadajir ah u qabtay t...
04/05/2026

Cisbitaalka Edna Adan iyo Cisbitaalka Weyn ee magaalada Hargeysa (Hargeisa Group Hospital) ayaa si wadajir ah u qabtay tababar ku saabsan caafimaadka maskaxda.
Tababarkan oo socday laba maalmood ayaa diiradda saarayey kor u qaadista xirfadaha shaqaalaha caafimaadka, Xoojinta Xirfadaha, Hagaajinta Daryeelka iyo Taageeridda bad-qabka Maskaxda.

Ka qaybgalayaasha tababarka ayaa laga soo xulay gobollada dalka, si loo xoojiyo adeegyada caafimaadka maskaxda ee bulshada.

Happy Labor Day!
30/04/2026

Happy Labor Day!

This article, co-authored by Dr. Edna Adan Ismail and Ridwan Mohamoud Ahmed among others, examines the critical landscap...
30/04/2026

This article, co-authored by Dr. Edna Adan Ismail and Ridwan Mohamoud Ahmed among others, examines the critical landscape of maternal health and midwifery in post-conflict regions. It highlights the pioneering efforts of the Edna Adan University Hospital in Somaliland to reduce maternal mortality rates through professional training and community-based healthcare interventions. The work emphasizes the transformative power of education and specialized medical care in rebuilding healthcare infrastructure within resilient communities.

https://www.sciencedirect.com/science/article/pii/S1871519226000442

27/04/2026

A public announcement from Edna Adan university.

Address

Iftin Road
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252636355777

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Edna Adan University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Edna Adan University:

Share