30/09/2026
๐ฅ Qaar ka mid ah ardayda Nursing-ka Jaamacadda ๐๐ก๐๐๐๐ข ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐ ayaa ka warbixiyay imtixaanka ๐๐๐๐ oo ay galeen.
Ardaydu waxay sheegeen inay dadaal iyo diyaar-garow badan u sameeyeen imtixaanka, iyagoo rajaynaya inay si wanaagsan uga gudbaan oo ay ka gaaraan natiijo wanaagsan.
Shaafi University College
Achieving Excellence Together.