Tabsera

Tabsera الصفحة الرسمية لكلية الشريعة في موقع التوصل الإجتماعي Kusoo Dhawoow Iskuulka Aqoonyahan.

Iskuulka Aqoonyahan waa goobta ugu wanaaagsan ee ay ubadkaagu ka heli karaan waxbarasho aad u tayeysan iyo goob waxbarasho oo aad u horumarsan. Ardaydeennu duruusta maadiga ah ee ay dhigtaan waxaa u raaca casharo diini ah oo uu ugu horeeyo qur'aanka kariimka ah, isagoo ay xifdintiisu kamid tahay manhajka waxbarasho ee iskuulka. Muhimaddeenu waa soo saarista jiil aqoonyahanno ah oo xambaarsan aqoon

diineed iyo mid maadi ahba kuwaasoo la jaanqaadi kara isbadalka iyo horumarka tiknoolojiyadeed ee dunida ka socda.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tabsera posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Tabsera:

Share