Frantz Fanon University

Frantz Fanon University Welcome to Frantz Fanon University! Official page of Frantz Fanon University |
Education, Research & Innovation Somali Education

04/09/2026

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐๐ฌ๐ฒ๐œ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐š๐š๐ค๐š ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ซ๐ฌ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž, ๐ญ๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ช๐š๐ฒ๐› ๐ค๐š ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐๐๐š๐๐š ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐š๐ฅ ๐๐ฌ๐ฒ๐œ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ.

Intii ay booqashada ku jireen, ardaydu waxay fursad u heleen inay si toos ah u arkaan sida aqoonta Industrial Psychology loogu dabaqo goobaha shaqada, gaar ahaan fahamka hab-dhaqanka shaqaalaha, xiriirka shaqada, dhiirrigelinta iyo abuurista jawi shaqo oo wanaagsan.

Booqashadani waxay ardayda siisay khibrad wax-ku-ool ah oo kaabaya aqoonta ay fasalka ku bartaan, isla markaana u diyaarinaysa inay si xirfad leh uga qayb qaataan suuqa shaqada.

Fadlan Linkiga Hoose Iska Diwaan Gali
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4KADA3hrmRNwpoDc1_sTRpLtX2rK1d6RfQyXvotVcs2i4Vg/viewform?usp=header

03/09/2026

Ardayda Kulliyadda Psychology ee Jaamacadda Frantz Fanon ayaa saaka booqasho aqoon-kororsi ah ku tagay Warshadda Ciy Furniture, taas oo qayb ka ahayd barashada maaddada Industrial Psychology.

Intii ay booqashada ku jireen, ardaydu waxay fursad u heleen inay si toos ah u arkaan sida aqoonta Industrial Psychology loogu dabaqo goobaha shaqada, gaar ahaan fahamka hab-dhaqanka shaqaalaha, xiriirka shaqada, dhiirrigelinta iyo abuurista jawi shaqo oo wanaagsan.

Booqashadani waxay ardayda siisay khibrad wax-ku-ool ah oo kaabaya aqoonta ay fasalka ku bartaan, isla markaana u diyaarinaysa inay si xirfad leh uga qayb qaataan suuqa shaqada.

Fadlan Linkiga Hoose Iska Diwaan Gali
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4KADA3hrmRNwpoDc1_sTRpLtX2rK1d6RfQyXvotVcs2i4Vg/viewform?usp=header

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐๐ฌ๐ฒ๐œ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐š๐š๐ค๐š ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ซ๐ฌ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ...
03/09/2026

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐๐ฌ๐ฒ๐œ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐š๐š๐ค๐š ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ซ๐ฌ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž, ๐ญ๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ช๐š๐ฒ๐› ๐ค๐š ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐๐๐š๐๐š ๐ˆ๐ง๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐š๐ฅ ๐๐ฌ๐ฒ๐œ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ.

Intii ay booqashada ku jireen, ardaydu waxay fursad u heleen inay si toos ah u arkaan sida aqoonta Industrial Psychology loogu dabaqo goobaha shaqada, gaar ahaan fahamka hab-dhaqanka shaqaalaha, xiriirka shaqada, dhiirrigelinta iyo abuurista jawi shaqo oo wanaagsan.

Booqashadani waxay ardayda siisay khibrad wax-ku-ool ah oo kaabaya aqoonta ay fasalka ku bartaan, isla markaana u diyaarinaysa inay si xirfad leh uga qayb qaataan suuqa shaqada.

Fadlan Linkiga Hoose Iska Diwaan Gali
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4KADA3hrmRNwpoDc1_sTRpLtX2rK1d6RfQyXvotVcs2i4Vg/viewform?usp=header

Kulliyadda Culuumta Shareecada iyo Daraasaadka Islaamiga ah ee Jaamacadda Frantz Fanon waxay ku wargelinaysaa dhammaan a...
02/09/2026

Kulliyadda Culuumta Shareecada iyo Daraasaadka Islaamiga ah ee Jaamacadda Frantz Fanon waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda iyo cid kasta oo danaynaysa inay ka faaโ€™iidaysan karto tababar muhiim ah oo ku saabsan:
โ€œHorumarinta Nafta iyo Dhisidda Shakhsiyaddaโ€.

Tababarku wuxuu diiradda saari doonaa: Xoojinta kalsoonida nafta iyo dhisidda shakhsiyad adag oo isku dheelli-tiran.
Horumarinta xirfadaha shaqsiga iyo barashada hababka qorshaynta iyo horumarinta joogtada ah.

02/09/2026

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐Œ๐š๐ง๐š๐ ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ) ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐›๐š๐ ๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ง ๐œ๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐š๐ก.

Tababarka ayaa diiradda lagu saaray saddex mowduuc oo muhiim u ah horumarinta aqoonta iyo xirfadaha ardayda, kuwaas oo kala ahaa:
Project Cycle โ€“ Fahamka marxaladaha kala duwan ee mashruuca iyo habka loo maareeyo.
Grant Management โ€“ Maareynta deeqaha iyo habraacyada la xiriira maamulka maalgelinta mashaariicda.

Donor Compliance โ€“ Fahamka shuruudaha, xeerarka iyo waajibaadka la xiriira maalgeliyeyaasha mashaariicda.
Tababarkan ayaa ardayda siinaya aqoon iyo xirfado wax-ku-ool ah oo ay uga faaโ€™iidaysan karaan waxbarashadooda, shaqada iyo maaraynta mashaariicda mustaqbalka.

Jaamacadda Frantz Fanon waxay sii wadaysaa dadaallada lagu xoojinayo waxbarashada la taaban karo iyo tababarrada xirfadeed, si ardaydu u helaan aqoon waafaqsan baahida suuqa shaqada.

Fadlan Linkiga Hoose Iska Diwaan Gali:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4KADA3hrmRNwpoDc1_sTRpLtX2rK1d6RfQyXvotVcs2i4Vg/viewform?usp=header

02/09/2026

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š๐ง ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐๐ข๐ข๐ง ๐’๐ž๐œ๐จ๐ง๐๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ, ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฃ๐ž๐œ๐ž๐ฅ ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š (๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž & ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ) ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง, ๐š๐ฒ๐š๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐ฎ ๐ก๐ž๐ฅ๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ช๐š๐š๐ซ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š.

Ardaydan ka socotay Dugsiga Sare ee Nooradiin ayaa booqasho ugu tagay ardayda Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliinka ee Jaamacadda Frantz Fanon, xilli ay ardaydu adeegyo caafimaad oo bilaash ah ka fulinayeen Xaafadda Qalax.

Booqashadan ayaa ardayda Nooradiin u ahayd fursad ay si dhow ugu bartaan khibradda, tababarka iyo waayo-aragnimada dhabta ah ee ay helayaan ardayda Medicine & Surgery, iyagoo sidoo kale wax ka ogaaday nolosha iyo waxbarashada Kulliyadda.

Fadlan Iska Diwaan Gali Linkiga Hoose:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4KADA3hrmRNwpoDc1_sTRpLtX2rK1d6RfQyXvotVcs2i4Vg/viewform?usp=header

02/09/2026

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š (๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž ๐š๐ง๐ ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ) ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐š๐ฒ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฎ ๐Ÿ๐ข๐๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง, ๐ข๐ฒ๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก ๐ฎ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ค๐ก๐ข๐›๐ซ๐š๐๐๐ข๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐š๐ฒ๐จ-๐š๐ซ๐š๐ ๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐ข๐ข ๐š๐ฒ ๐ค๐š ๐ก๐ž๐ฅ๐ž๐ž๐ง ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ช๐š๐š๐ญ๐ž๐ž๐ง.

Ardaydu waxay tilmaameen muhiimadda ay leedahay in aqoonta fasalka lagu dabaqo xaaladaha dhabta ah, si ay u horumariyaan xirfaddooda caafimaad iyo adeegga bulshada.

Ardayda Jaamacadda Frantz Fanon Aqoonta ayey ficil ubadalaan, bulshada ayey u adeegaan

Fadlan Iska Diwaan Gali Linkiga Hoose:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4KADA3hrmRNwpoDc1_sTRpLtX2rK1d6RfQyXvotVcs2i4Vg/viewform?usp=header

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š (๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž ๐š๐ง๐ ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ) ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐š...
01/09/2026

๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š (๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž ๐š๐ง๐ ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ) ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐š๐ฒ๐จ ๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐š๐ฑ.

Hawlahan caafimaad ayaa qayb ka ah dadaallada Jaamacadda ee ku aaddan adeegga bulshada (Community Outreach), iyadoo ardaydu ay fursad u helayaan inay aqoontooda caafimaad iyo xirfadahooda si toos ah ugu dabaqaan bulshada.

Jaamacadda Frantz Fanon University waxay sii wadaysaa dadaallada lagu xoojinayo waxbarashada caafimaadka, tababarka practical-ka iyo adeegga bulshada.
Waxbarasho, Xirfad iyo Adeeg Bulsho.

Fadlan iska diwaan gali Linkiga Hoose: -
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4KADA3hrmRNwpoDc1_sTRpLtX2rK1d6RfQyXvotVcs2i4Vg/viewform?usp=header

๐Ÿ“ข ๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐๐’ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐€๐‘๐„ ๐๐Ž๐– ๐Ž๐๐„๐!Ma tahay qof leh riyo, himilo iyo doonis uu ku gaaro mustaqbal wanaagsan?Haddaba, wa...
01/09/2026

๐Ÿ“ข ๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐๐’ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐€๐‘๐„ ๐๐Ž๐– ๐Ž๐๐„๐!
Ma tahay qof leh riyo, himilo iyo doonis uu ku gaaro mustaqbal wanaagsan?
Haddaba, waqtigii aad tallaabada koowaad qaadi lahayd waa maanta!

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง waxay si rasmi ah u furtay๐ƒ๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง-๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐’๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•.
โœ“ Aqoontaada Xirfadees kobci
โœ“ Himiladaada gaadh Aqooneed Rumee
โœ“ Xirfaddaada dhis
โœ“ Mustaqbalkaaga diyaari.

Fadlan iska diwaan gali Linkiga Hoose:-

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4KADA3hrmRNwpoDc1_sTRpLtX2rK1d6RfQyXvotVcs2i4Vg/viewform?usp=header

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ ๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐€๐€๐๐˜๐Ž ๐‹๐„๐‡๐ˆ๐ง๐ง๐š๐š ๐‹๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐–๐š ๐ˆ๐ง๐ง๐š๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ก๐ข ๐‘๐š๐š๐ฃ๐ข๐œ๐ฎ๐ฎ๐ง.Maamulka, Macallimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…...
01/09/2026

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ ๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐€๐€๐๐˜๐Ž ๐‹๐„๐‡

๐ˆ๐ง๐ง๐š๐š ๐‹๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐–๐š ๐ˆ๐ง๐ง๐š๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ก๐ข ๐‘๐š๐š๐ฃ๐ข๐œ๐ฎ๐ฎ๐ง.

Maamulka, Macallimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง waxay si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid ๐‡๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐จ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง, oo ka mid ahayd ardayda Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda.

Waxaan Alle uga baryaynaa marxuumadda inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, qabrigeedana u waasiciyo, una nuuriyo. Ehelkii, qaraabadii, asxaabtii, macallimiintii iyo dhammaan bahda ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ee ay ka baxdayna waxaan Alle uga baryaynaa samir iyo iimaan.

๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ก๐š ๐ฎ ๐ง๐š๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐จ ๐‡๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐จ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง.

๐‰๐š๐ง๐ง๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ ๐…๐ข๐ซ๐๐จ๐ฐ๐ฌ๐š๐ง๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ก๐š ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐š๐š๐›๐ข๐ฒ๐จ. ๐€๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ง.

Address

DownTown Near Police Station
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Frantz Fanon University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Frantz Fanon University:

Shortcuts

Share