05/05/2026
Shirkadda Xajka iyo Cimrada ee Borama Travel Agency iyo shirkadda Starbus waxay si kal iyo laab ah ugu ducaynayaan dufcaddii koowaad ee xujeyda ee ka ambabaxday magaalada Borama, kuwaas oo ku safray shirkadda Starbus.
Alle ha ka aqbalo cibaadadooda, ha u fududeeyo gudashada waajibaadka Xajka, caafimaad qabna ha ku soo celiyo dalkooda iyo ehelkoodaba. Safar kheyr leh iyo soo laabasho nabad ah ayaan u rajaynaynaa