Shifa University

Shifa University Shifa University Hargeisa Campus

16/01/2021
13/12/2020

2020

23/10/2020

Visit the post for more.

20/10/2020

Hambalyo .............. Hambalyo............. Hambalyo.

Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo dhammaan hawl wadeenada Jamacadda Shifa waxay Halkan Hambalyo iyo Duco uga dirayaan Dhammaan Ardayda Maanta oo ay bishu tahay 20/10/2020 ka qalin jabiyay Jaamacadda Shifa.
Dadaal badan ka dib waxaad ka rumayseen hadafkiinii waxbarasho.
Allah ayaa mahadaas iska leh, waxa kale oo mahadaas iska leh Waalidka, macalimiiinta iyo maamulkiina idin garab taagnaa. Allah ha idinku anfaco cilmigaad barateen. noqda kuwii ku anfaca Diintooda, Dalkooda Iyo Dadkoodaba.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

12/10/2020
07/10/2020

KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV | WWW.HOR...

Waa Fursad ay Jaamacada Shifa Faraceeda Hargeisa ugu deeqday bahda waxbarahada iyo Da'yarta sanadka Soo baxday
18/09/2020

Waa Fursad ay Jaamacada Shifa Faraceeda Hargeisa ugu deeqday bahda waxbarahada iyo Da'yarta sanadka Soo baxday

Address

Caanaha Riyaha
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifa University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Shifa University:

Share