Orbit Tech and Telecom Hargeisa

Orbit Tech and Telecom Hargeisa The OTT Institute is driven by a shared purpose: to make a better world through education, research, and innovation.

Somaliland Ministry of Education and Science Orbit International College - Burao 04/06/2026:   waaxda   (License)bixinta...
04/06/2026

Somaliland Ministry of Education and Science
Orbit International College - Burao

04/06/2026: waaxda (License)bixinta WWB&S somaliland Mudane: C/axmaan Xasan Cabdilaahi (Qahar) ayaa maanta gudoonsiiyey Ruqsaddii Waxbarashada sannadka 2026/2027 Orbit International College - Burao iyo Hargeisa.
Agaasime C/axmaan Xasan Cabdilaahi (Qahar) ayaa xusay in kusoo baxay qiimayntii guddi ahaan ay ku sameeyeen goobaha bixiya aqoonta yada ee dalka, ORBIT qeybihiisa Gobolka iyo na ay buuxiyeen shuruudihii iyo sharcigii WWB&S somaliland sidaa darteedna loo cusboonaysiiyey (License) 2026/2027.
Ruqsaddan cusub waxay caddayn buuxda u tahay sida WWB&S JSL ugu kalsoontahay uguna qanacday tayada aqoonta uu bixiyo iyo manhajka waxbarasho ee dhanka yada ee ay curiyeen maamulka iyo macalimiinta ORBIT.

waxa uu uga mahadcelinayaa WWB&S JSL cusbooneysiinta (License) 2026/2027, waxaanu balanqaadayaa in uu sii derdergaliyo korna u qaado xirfaddaha la xidhiidha yada.

Xafiiska Warbaahinta Ee ORBIT.

04/06/2026

Somaliland Ministry of Education and Science
Orbit Tech and Telecom Hargeisa
Orbit International College - Burao
04/06/2026: Kulanka waaxda ee Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska JSL iyo Maamulka .
Hargeisa, Somaliland – Agaasimaha waaxda TVET ee Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Cumar ayaa xafiiskiisa ku qaabilay guud ee ORBIT oo ay weheliyaan maamulka qeybta Hargeisa ee OTT.
Agaasimaha waaxda TVET ee Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska JSL Mudane Maxamed Cali Cumar ayaa wafdiga ka socday ku soo dhaweeyay xarunta WWB&S, isaga oo uga mahadnaqay dedaalka iyo shaqada ballaadhan ee ORBIT ka waddo gobolada iyo , gaar ahaan kobcinta iyo tayeynta adeegyada yada ee ICT ga.
Guddomiyaha Guud ee ORBIT ayaa dhankiisa uga mahadceliyay Agaasimaha sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyaan ORBIT. Waxa uu xusay in ORBIT sii wadi doono dedaallada uu ugu jiro haqabtirka baahiyaha waxbarasho ee gobolada Somaliland, si loo xaqiijiyo in ardaydu helaan aqoon adeeg waxbarasho technology yadeed oo tayo leh.
Agaasime Maxamed Cali Cumar oo kulanka soo xidhay ayaa hoosta ka xariiqay in wasaaradda ay ka go'an tahay horumarinta aqoonta ee dalka, isaga oo sheegay in ORBIT kaalin mug leh ugu jiyo sidii uu aqoonta technology yada uga haqabtiri lahaa bulshada reer Somaliland.

Xafiiska Warbaahinta Ee ORBIT.

02/06/2026
16/05/2026

. 18May 2026

15/05/2026

Orbit Tech and Telecom Hargeisa #18-May~18May iyo Hablaha Orbit    #2026
13/05/2026

Orbit Tech and Telecom Hargeisa
#18-May

~18May iyo Hablaha Orbit




#2026

Address

U Dhow Khayriyadda Hargaysa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:30 - 20:30
Tuesday 08:30 - 20:30
Wednesday 08:30 - 20:30
Thursday 16:00 - 19:30
Friday 16:30 - 19:30
Saturday 08:30 - 20:30
Sunday 08:29 - 20:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Orbit Tech and Telecom Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share