24/10/2024
COLLEGE OF COMPUTING AND IT
Beryahanba waxa Jamacadda Hargeysa ka socdey Tarka kubada cagta ee Kuuliyadda Jamacadda.
Ciyaartan oo wareegii h**e caawa soo xidhmay, waxa ay Markii labaad guushu ku raacday Xulka Kuuliyadda Computing and IT, OO aanu caawa Tartanka ka reebay Kuuliyadii waynd ee Applied and Nutral Science. Guul baan iddiin rajaynaynayaa insha iyo Isuku duubni.