U7777j

U7777j Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from U7777j, College & University, Hargeisa.

06/09/2016
Horumarku waaa hiigsigayaga,waxqabadku waa sawirkayaga.
06/09/2016

Horumarku waaa hiigsigayaga,waxqabadku waa sawirkayaga.

-Maamulka cusub ee jaamacada Hargeysa ayaa mudadii ay gacanta ku hayeen jaamacadaasi waxa isbadal weyn laga dareemay guu...
16/08/2016

-Maamulka cusub ee jaamacada Hargeysa ayaa mudadii ay gacanta ku hayeen jaamacadaasi waxa isbadal weyn laga dareemay guud ahaanba qaybaha kala duwan ee jaamacada.
Bilihii ugu danbeeyeyna waxa jaamacada Hargeysa ka socday horu mar balaadhan oo kor loogu qaadayey bilicda guud ee jaamacada iyo sidoo kale dhismayaal cusub oo ay jaamacadu maal galinayso oo laga dhisayo xarunta jaamacada.
Isbadalka la socda jaamacada Hargeysa ayaa saameeyey dhinancyada maamulka lacagahaha, cilmi baadhista, qaybta ardayda iyo xidhiidhka ay dadweynuhu la leeyihiin jaamacada oo kor loo soo qaaday.
Qaybaha ugu muhiimsan ee horu marka laga gaadhay ayaa waxa ugu horeeya isbadal balaadhan oo lagu sameeyey dhinaca tayada waxbarashada iyada wax badan laga badalay manhajka kuliyadaha kala duwan, iyada oo la sameeyey heerka sare ee tayeynta waxbarashada, qaab dhismeedka maamul ee jaamacada iyo tixraaca shaqooyinka ee jaamacada.
Sidoo kale isbadalka horu mar ee ka socda jaamacada Hargeysa ayaa keenay in la hir geliyo dhismayaal cusub loogu tala galay kuliyada Master iyo dhisme kale oo loogu tala galay maamulka jaamacada Hargeysa , waxaana kor loo qaaday deegaanka jaamacada oo aad loo qurxinayo iyada oo ay xarunta jaamacada ka socoto dhirayn balaadhan, waxaana markii ugu horaysay maamulka jaamacada Hargeysa hir geliyey waddo laami ah oo dhex marta gudaha jaamcada taas oo ku soo wareegaysa dhamaanba qaybaha kala duwan ee ay jaamacadu ka kooban tahay.
Xafiiska isku xidhka iyo xidhiidhka dadwaynaha ee Jaamacada Hargeisa
L

Dib u curashada jaamacada hargeisa iyo hayaanka horumarineed ee ka hanaqaaday jaamacada hargeisa
24/07/2016

Dib u curashada jaamacada hargeisa iyo hayaanka horumarineed ee ka hanaqaaday jaamacada hargeisa

Dib u curashada jamacada hargeisa iyo hayaanka horumarineed ee geedi socdka
24/07/2016

Dib u curashada jamacada hargeisa iyo hayaanka horumarineed ee geedi socdka

Waxa wali habsami leh socda hayaankii iyo waliba gedigii dib u curashada jamacada hargreisa.
24/07/2016

Waxa wali habsami leh socda hayaankii iyo waliba gedigii dib u curashada jamacada hargreisa.

Tan iyo mudadii maamulka cusub ee jamacada hargeisa xilka qabteen,Waxa mar qudha sida hilaaca roobka bilig soo yidhi,wax...
27/06/2016

Tan iyo mudadii maamulka cusub ee jamacada hargeisa xilka qabteen,Waxa mar qudha sida hilaaca roobka bilig soo yidhi,waxqabad,yididiilo gashay dhamaan hawl wadenada Jamacada hargeisa,arday iyo shaqaale ba,waxay dar dar cusub ku bilaben dhamaan hawli shaqo ee jamacada hargeisa

Address

Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when U7777j posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to U7777j:

Share