Admas University, Somaliland

Admas University, Somaliland Get Your Internationally Accredited Degree From Admas University

๐—›๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐˜† ๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฐ ๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฌ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ (๐Ÿญ๐˜€๐˜ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด ๐—›)
15/06/2026

๐—›๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐˜† ๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฐ ๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฌ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ (๐Ÿญ๐˜€๐˜ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด ๐—›)

15/06/2026

Our senior architecture students showcased innovative neighborhood designs for a more sustainable and inclusive Hargeisa.

Admas Universityโ€™s senior Architecture students showcased visionary neighborhood designs aimed at addressing Hargeisaโ€™s ...
14/06/2026

Admas Universityโ€™s senior Architecture students showcased visionary neighborhood designs aimed at addressing Hargeisaโ€™s rapid urban growth through walkability, climate resilience, and social inclusion.

๐ˆ๐๐๐€๐€ ๐‹๐ˆ๐‹๐‹๐€๐€๐‡๐ˆ ๐–๐€ ๐ˆ๐๐๐€ ๐ˆ๐‹๐€๐˜๐‡๐ˆ ๐‘๐€๐€๐‰๐ˆ๐‚๐”๐”๐.Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo dhammaan Ardayda Jaamacadda Admas Univers...
10/06/2026

๐ˆ๐๐๐€๐€ ๐‹๐ˆ๐‹๐‹๐€๐€๐‡๐ˆ ๐–๐€ ๐ˆ๐๐๐€ ๐ˆ๐‹๐€๐˜๐‡๐ˆ ๐‘๐€๐€๐‰๐ˆ๐‚๐”๐”๐.

Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo dhammaan Ardayda Jaamacadda Admas University, Somaliland, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—บ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, oo ka mid ahaa ardayda Jaamacadda ee sannadka 3aad (Senior) gaar ahaan kuliyadda ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป & ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†.Waxaan Alle uga baryaynaa in uu u naxariisto, Jannaddii firdowsa ka waraabiyo, qoyska, ehelada, iyo dhammaan bahdii jaamacadda ee uu kabaxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

๐€๐š๐ฆ๐ข๐ง!

Jaamacadda ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜†, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ, ayaa ka qayb gashay tababar laba maalmood socdey oo ku saabsanaa Nidaamka Maare...
08/06/2026

Jaamacadda ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜†, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ, ayaa ka qayb gashay tababar laba maalmood socdey oo ku saabsanaa Nidaamka Maareynta Xogta Tacliinta Sare, Somaliland Higher Education Management Informations System (SLHEMIS), kaas oo ay soo qabanqaabisay ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐๐š ๐“๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐.

Tababarkan ayaa diiradda lagu saaray maamulka iyo tayeynta xogta ardayda, isagoo qayb ka ah dadaallada lagu casriyeynayo nidaamka tacliinta sare ee dalka.

28/05/2026

From classroom learning to industrial insight ๐Ÿ“š๐Ÿญ, students from the ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—•๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—˜๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ฐ๐˜€ ๐˜ƒ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐˜ ๐—–๐—ถ๐˜๐˜† ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฟ๐˜†.

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™Maamulka Jaamacadda ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜†, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ, waxay hambalyo iyo bogaadin U dirayaan munaasibadda Cii...
26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™
Maamulka Jaamacadda ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜†, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ, waxay hambalyo iyo bogaadin U dirayaan munaasibadda Ciidul Adxa awgeed dhammaan shaqaalaha, ardayda, iyo Guud ahaan ummadda islaamka meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

Alle ha inagu Gallado farxad, Nabad iyo Barwaaqo.

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ!Waa maalin weyn oo ka mid ah maalmaha ugu kheyrka badan sanadka, maalin ay qalbiyadu u noqdaan Alle, dam...
26/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ!

Waa maalin weyn oo ka mid ah maalmaha ugu kheyrka badan sanadka, maalin ay qalbiyadu u noqdaan Alle, dambiyadana la dhaafo, ducaduna leedahay fadli iyo aqbalad.

23/05/2026

Final exam mode is fully activated ๐Ÿ“š.

๐ŸŽ“ Good luck to all our students sitting for their final exams at ๐€๐๐ฆ๐š๐ฌ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐! ๐Ÿ“šWishing you success, conf...
23/05/2026

๐ŸŽ“ Good luck to all our students sitting for their final exams at ๐€๐๐ฆ๐š๐ฌ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐! ๐Ÿ“š
Wishing you success, confidence, and excellent results.

Address

150 Street, Jigjiga Yar Road
Hargeisa
9

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00

Telephone

+ 252 2 527755

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Admas University, Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Admas University, Somaliland:

Share