Sagaljet Company

Sagaljet Company Sagaljet is the first and largest printing company in Somaliland. It was established in 2007 and started operations with one office and publication room.

Sagaljet Media, a branding and printing Company is the first and largest company in Somaliland. After 15 years of dedication, hard work, customer satisfaction, and convenient services, now, the company has branches and functioning offices in all regions of Somaliland and Djibouti.

30/08/2026

Get your high quality brochures. Ka soo dalbo: 063 8099909 0657711050 510099

29/08/2026

Calaamadda Ganacsigaaga Ha Noqoto Mid Habeen iyo Maalinba Ishu Qabto!

Ku xayaysii ganacsigaaga LED Signboard tayo sare leh oo si qurux badan u ifaya, una soo jiita indhaha macaamiisha.

✨ Naqshad casri ah
πŸ’‘ Iftiin muuqda habeen iyo maalin
πŸͺ Ku habboon dukaamada, shirkadaha iyo xarumaha ganacsiga
🎨 Branding si gaar ah loogu sameeyey ganacsigaaga

Sagaljet – Astaantaada ka dhig mid la arko!

πŸ“ž 063 8099909 | 065 7711050 | 510099

29/08/2026

Qudbadda Guddoomiyaha Sagaljet Cabdi Yuusuf Aar oo ka qayb galay Future Forum 2026.

Guddoomiyaha Sagaljet Cabdi Yuusuf Aar oo ka qayb galay Future Forum 2026.
29/08/2026

Guddoomiyaha Sagaljet Cabdi Yuusuf Aar oo ka qayb galay Future Forum 2026.

27/08/2026

πŸŽ“ Hambalyo Dufcaddii 23aad ee Jaamacadda Hargeysa!

Sagaljet ayaa mas’uul ka ahayd Branding-ka iyo agabka muuqaalka ee xafladda, iyadoo qayb ka ahayd diyaarinta iyo qurxinta munaasabaddan qiimaha leh.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda maanta qalin-jebisay Dufcaddii 23aad. πŸŽ“πŸ‘

Guulaysta dhammaantiin, aqoontiinnana bulshada iyo dalkiinna ugu adeegta.

πŸŽ“ Hambalyo Dufcaddii 23aad ee Jaamacadda Hargeysa!Jaamacadda Hargeysa ayaa Sagaljet Printing Company ku casuuntay xaflad...
27/08/2026

πŸŽ“ Hambalyo Dufcaddii 23aad ee Jaamacadda Hargeysa!

Jaamacadda Hargeysa ayaa Sagaljet Printing Company ku casuuntay xafladda qalin-jebinta Dufcaddii 23aad, taas oo maanta si qurux badan uga qabsoontay Jaamacadda Hargeysa.

Waxaa xafladda ka qayb galay Jama Dafac, Madaxa Suuq-geynta ee Sagaljet, isaga oo matalayay Sagaljet.

Sidoo kale, Sagaljet ayaa mas’uul ka ahayd Branding-ka iyo agabka muuqaalka ee xafladda, iyadoo qayb ka ahayd diyaarinta iyo qurxinta munaasabaddan qiimaha leh.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda maanta qalin-jebisay Dufcaddii 23aad. πŸŽ“πŸ‘

Guulaysta dhammaantiin, aqoontiinnana bulshada iyo dalkiinna ugu adeegta.

26/08/2026

From concept to creation, Sagaljet brings your brand to life and makes it visible to the world. Professional office branding. Ka soo dalbo: 063 8099909 0657711050 510099

26/08/2026

Hotel Keychains. Ka soo dalbo: 063 8099909 0657711050 510099

25/08/2026

Graduation Awards. Golis University. Ka soo dalbo: 063 8099909 0657711050 510099

Address

Tima Adde Road
Hargesa

Opening Hours

Monday 07:30 - 19:30
Tuesday 07:30 - 19:30
Wednesday 07:30 - 19:30
Thursday 07:30 - 19:30
Saturday 07:30 - 19:30
Sunday 07:30 - 19:30

Telephone

+2522510099

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sagaljet Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Sagaljet Company:

Shortcuts

Share