Elmi Academy

Elmi Academy Elmi Academy is a World-class IT Training Center & Pearson VUE Authorized Test Center in Hargeysa, S

Cyber Security haddi aad doonayso inaad barato, kalay oo website-kan iska diwaan gali. Video-gan daawo oo is diwaan gali...
02/02/2023

Cyber Security haddi aad doonayso inaad barato, kalay oo website-kan iska diwaan gali. Video-gan daawo oo is diwaan gali.


Halkaa ugu wanaagsan ee laga baran karo Cyber Security waa TryHackMe.

04/05/2021

Waxan ugu Bushaaraynaynaa Dhamaan Ardayda in aan u Diyaarinay Platform kii lagu galayey Examska Cisco Certification , Microsoft Certifications, Amazon AWS, CompTIA Certifications iyo Dhamaan Examks halkan ku jira linkiga hoose.

Wixii faahfaahin dheeraad ah nagu soo booqo xafiiiska oo kuyaal dhismaha Cumar Xaashi Dabaga 6-aad, ee kasoo horjeeda Premiere Bank ama la soo xidhiidh 0634018282

https://home.pearsonvue.com/Test-takers/A-to-Z-program-list/View-all.aspx

22/10/2020

Ku soo dhawaada Coderstrust Somaliland, oo ay kuu soo diyaariyeen Elmi Academy (Somaliland) & Coderstrust Academy (Denmark).

Ka faa'idayso koorsooyinka bilaashka ah ee ay wada bixinayaan CodersTrust & . Waa koorsooyin online ah, fadlan booqo: ht...
26/09/2020

Ka faa'idayso koorsooyinka bilaashka ah ee ay wada bixinayaan CodersTrust & . Waa koorsooyin online ah, fadlan booqo: http://academy.coderstrust.com/ oo isdiiwaangali.

21/09/2020

Asc ...
Halkan hoose waxaad kala degi kartaa, qoraalkii xalay lagu soo bandhigay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, ee ku saabsanaa .

Slides

Kulankii xalay ee Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.
21/09/2020

Kulankii xalay ee Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

Kulankii caawa ee Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.
20/09/2020

Kulankii caawa ee Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

Balanteenu waa caawa & Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, insha Allaah.
20/09/2020

Balanteenu waa caawa & Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, insha Allaah.

Fursadaha lagu shaqaysan karo ee IT-ga.
Caawa 7:45 Fiidnimo

Fursadaha lagu shaqaysan karo IT-ga.Kulan qiimo badan iyo habeen dambe, September 20 @ 7:45 PM & Xarunta Dhaqanka ee Har...
19/09/2020

Fursadaha lagu shaqaysan karo IT-ga.
Kulan qiimo badan iyo habeen dambe, September 20 @ 7:45 PM & Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, insha Allaah.

Address

Wadada Madaxtoyada, Cimaarat Al-khayr
Hargeysa

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252634018282

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elmi Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Elmi Academy:

Share