Ñűųŕķæ çàßhàqæ 134

Ñűųŕķæ çàßhàqæ 134 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ñűųŕķæ çàßhàqæ 134, College & University, Idhan.

20/09/2024
hooyo noolooow
08/09/2024

hooyo noolooow

08/09/2024
08/09/2024

Madaxwaynaha Somaliland ayaa sheegay in uu hirgalayo Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya waxaanu yidhi

"MOU wuu hirgalayaa wixii xag xaganayaa ha xagto taasi waa hubaal qolada xamar maanta ee Ciidanka Masaarida keentay ee saldhiga siinaysa waar laba hal isma qabtaan Somalibaynu midaynaynaa iyo Masarbaan keensanayaa oo Somaliland xoog ku qabsanayaa labadaasi may is qabtaan"

08/09/2024

Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaan uga digaynaa hirgelinta qorshaha la xiriira in dal shisheeye ay ku wareejiyaan maamulka hawada Soomaaliyeed, taas oo ah tallaabo dhaawacaysa qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliyeed.

Gacan ku haynta maamulka hawadu waa arrin taabanaya amniga Qaranka iyo madaxbannaanida dalkeenna, damaca haatan socoda ee Imaaraadka Carabta loogu wareejinayona waxa uu dib u celinayaa dadaallada naf hurka ahaa ee dib u dhiska dowladnimada Soomaaliyeed.

Soo celinta hawada dalkeenna waxaa lagu bixiyey dadaal ay hureen khubaro Soomaaliyeed, hanti iyo qorsheyaal diblumaasiyeed oo adag, waxaana nasiib darro ah in dano shakhsi ah oo aan laga fiirsan awgeed maanta loo burburiyo dhaxalkaas ay wadaagaan shacabka Soomaaliyeed.

Qalabka casriga ah ee yaalla garoommada iyo xarunta maamulka hawada Soomaaliyeed iyo khubarada waddaniga ah ee ku shaqaysa oo sannado koobaan dalkeenna ku gaarsiiyey heerka ugu sarreeya ee Class A ee dhanka hawada waxay caddayn u tahay in aysan jirin baahi loo qabi karo in shirkado iyo dalal shisheeye ay la wareegaan maamulka hawadeenna.

wakhtitagay one salaama
07/09/2024

wakhtitagay one salaama

07/09/2024

Address

Idhan

Telephone

+252633971381

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ñűųŕķæ çàßhàqæ 134 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share