Baidoa Medical Institute"BMI"

Baidoa Medical Institute"BMI" With experienced instructors and hands-on training,

BMI is a leading health school in Baidoa, founded in 13/06/2012 and was founded by Mohameddek Moktar Committed to excellence, BMI trains healthcare professionals in nursing, midwifery, public health.

28/08/2026

1-AAD โ€“ SHORT COURSES | BMI
Baidoa Medical Institute (BMI) ayaa si guul leh u qabatay Imtixaanka Wajiga 1-aad ee barnaamijyada Short Courses, iyadoo ku dhowaad 200 oo arday ay u fariisteen imtixaanka.

Ardaydan ayaa ka kala faaโ€™iideysanaya koorsooyin xirfadeed oo kala duwan, kuwaas oo loogu talagalay kor u qaadista aqoonta, xirfadaha iyo tayada adeegyada caafimaadka.

๐ŸŽ“ Koorsooyinka ay ardaydu qaadanayaan waxaa ka mid ah:

1. ๐Ÿฉบ Fundamental Nursing Skills
2. ๐Ÿงช Fundamental Medical Laboratory
3. ๐Ÿ’‰ EPI Program
4. ๐Ÿคฐ Fundamental Midwifery Skills
5. ๐Ÿฅ— Nutrition
6. ๐Ÿ’Š Pharmacology and Pharmacy Management
7. ๐Ÿฅ Health Practical Skills

Imtixaankan ayaa qeyb ka ah dadaallada BMI ee lagu qiimeynayo heerka aqoonta iyo fahamka ardayda, iyadoo diiradda la saarayo in la soo saaro xirfadlayaal caafimaad oo leh aqoon, karti iyo anshax shaqo.

๐Ÿ‘ Hambalyo dhammaan ardayda imtixaanka u fariisatay. Waxaan idiin rajeyneynaa guul iyo natiijo wanaagsan.

Baidoa Medical Institute (BMI)
Knowledge โ€ข Skills โ€ข Professionalism

ุจูุณู’ู…ู ุงู„ู„ู‡ู ุงู„ุฑูŽู‘ุญู’ู…ูฐู†ู ุงู„ุฑูŽู‘ุญููŠู…ู , ๐ŸŽ“๐ŸŒนWaxaa hambalyo iyo farxad la qeybsaneynaa Guddoomiyaha Machadka Baidoa Medical I...
27/08/2026

ุจูุณู’ู…ู ุงู„ู„ู‡ู ุงู„ุฑูŽู‘ุญู’ู…ูฐู†ู ุงู„ุฑูŽู‘ุญููŠู…ู

, ๐ŸŽ“๐ŸŒน

Waxaa hambalyo iyo farxad la qeybsaneynaa Guddoomiyaha Machadka Baidoa Medical Institute (BMI)Abdi Hassan Ali Kadil iyo Ustaad Abshir Mohamed Abshir, oo kamid ah macallimiinta qiimaha badan ee BMI, munaasabadda farxadda leh ee qalin-jabintooda heerka koowaad ee waxbarashada, taas oo shalay ahayd maalintooda farxadda iyo guusha.
Waxaan idin leenahay: Hambalyo, hambalyo, hambalyo! ๐ŸŽ“๐Ÿ‘
Guusha aad maanta gaartay waa miro ka dhashay dadaal, dulqaad, adkaysi iyo jacaylka aad u qabtaan waxbarashada. Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu cilmiga aad barateen idiinka dhigo cilmi anfaca, camal suuban iyo mustaqbal ifaya, kana dhigo aqoontiinna mid aad ugu adeegtaan naftiinna, bulshada iyo dalka.

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุจูŽุงุฑููƒู’ ู„ูŽู‡ูู…ูŽุง ูููŠ ุนูู„ู’ู…ูู‡ูู…ูŽุงุŒ ูˆูŽุงู†ู’ููŽุนู’ู‡ูู…ูŽุง ุจูู…ูŽุง ุนูŽู„ูŽู‘ู…ู’ุชูŽู‡ูู…ูŽุงุŒ ูˆูŽุฒูุฏู’ู‡ูู…ูŽุง ุนูู„ู’ู…ู‹ุง ูˆูŽุญููƒู’ู…ูŽุฉู‹ ูˆูŽุชูŽูˆู’ูููŠู‚ู‹ุง.

Dardaaran:
Qalin-jabintu ma aha dhammaadka waxbarashada, ee waa bilowga masโ€™uuliyad cusub. Cilmiga aad heshay ku dhaqma, dadka ku anfaca, daacadnimada iyo akhlaaqda wanaagsan ilaashada, mar walbana xusuusta in aqoontu qiimo leedahay marka ay bulshada anfaca.

Alle ha idiin fududeeyo tallaabooyinka xiga, ha idiin barakeeyo aqoontiinna iyo dadaalkiinna, hana idinka dhigo kuwo dalkooda iyo dadkooda wax weyn ku soo kordhiya.

ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ูˆูŽููู‘ู‚ู’ู‡ูู…ูŽุง ูููŠ ุญูŽูŠูŽุงุชูู‡ูู…ูŽุง ุงู„ู’ุนูู„ู’ู…ููŠูŽู‘ุฉู ูˆูŽุงู„ู’ุนูŽู…ูŽู„ููŠูŽู‘ุฉูุŒ ูˆูŽุงูู’ุชูŽุญู’ ู„ูŽู‡ูู…ูŽุง ุฃูŽุจู’ูˆูŽุงุจูŽ ุงู„ู’ุฎูŽูŠู’ุฑู ูˆูŽุงู„ู†ูŽู‘ุฌูŽุงุญู. ุขู…ููŠู† ูŠูŽุง ุฑูŽุจูŽู‘ ุงู„ู’ุนูŽุงู„ูŽู…ููŠู†ูŽ. ๐Ÿคฒ

Mar kale, Hambalyo Guddoomiye Abdiyow iyo Ustaad Abshir Mohamed Abshir. ๐ŸŽ“โค๏ธ
Guul iyo horumar joogto ah ayaan idiin rajeyneynaa.

21/08/2026



Waxaa safar-salaam kal iyo laab ah u diraynaa Ustaad Mucawiye Mohamed Abdi โ€œMadaaleโ€, oo maalmo kooban fasax ku joogay magaalada Baydhabo, haddana safar ugu ambabaxaya caasimadda Muqdisho.

Ustaadkeenna, waxaan kuu rajaynaynaa safar nabad ah, caafimaad iyo guul. Maamulka, Guddoomiyaha, Macallimiinta iyo Ardayda oo dhammaantood ah BMI Family, waxay si wadajir ah kuugu leeyihiin:

Safar wanaagsan Ustaadkeenna, Alle ha ku nabad geeyo, Insha Allah mar kale Baydhabo ayaan kugu soo dhaweyn doonnaa Insha Allah.

๐Ÿคฒ Safar Nabad ah Ustaad Mucawiye Mohamed Abdi โ€œMadaaleโ€.
BMI Family โค๏ธ

21/08/2026

Hambalyo Qalin-jebinta Dufcadda 9aad ๐ŸŽ“

Waxaan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaa dhammaan ardayda Al-Micraaji Institute ee maanta u dabbaaldegaya qalin-jebinta Dufcadda 9aad.
Waxaan idinla wadaagayaa farxadda iyo guusha aad gaadheen, waxaana idiin rajaynayaa mustaqbal ifaya, aqoon miro-dhal ah iyo guulo waaweyn oo aad ugu adeegtaan bulshada iyo dalka.

Hambalyo Dufcadda 9aad! ๐ŸŽ“๐Ÿ‘
Guul iyo horumar joogto ah ayaan idiin rajaynayaa.

 Waxaa safar-salaam kal iyo laab ah u diraynaa Ustaad Mucawiye Mohamed Abdi โ€œMadaaleโ€, oo maalmo kooban fasax ku joogay ...
21/08/2026



Waxaa safar-salaam kal iyo laab ah u diraynaa Ustaad Mucawiye Mohamed Abdi โ€œMadaaleโ€, oo maalmo kooban fasax ku joogay magaalada Baydhabo, haddana safar ugu ambabaxaya caasimadda Muqdisho.

Ustaadkeenna, waxaan kuu rajaynaynaa safar nabad ah, caafimaad iyo guul. Maamulka, Guddoomiyaha, Macallimiinta iyo Ardayda oo dhammaantood ah BMI Family, waxay si wadajir ah kuugu leeyihiin:

Safar wanaagsan Ustaadkeenna, Alle ha ku nabad geeyo, Insha Allah mar kale Baydhabo ayaan kugu soo dhaweyn doonnaa Insha Allah.

๐Ÿคฒ Safar Nabad ah Ustaad Mucawiye Mohamed Abdi โ€œMadaaleโ€.
BMI Family โค๏ธ

Hambalyo Qalin-jebinta Dufcadda 9aad ๐ŸŽ“Waxaan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaa dhammaan ardayda Al-Micraaj...
21/08/2026

Hambalyo Qalin-jebinta Dufcadda 9aad ๐ŸŽ“

Waxaan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaa dhammaan ardayda Al-Micraaji Institute ee maanta u dabbaaldegaya qalin-jebinta Dufcadda 9aad.

Waxaan idinla wadaagayaa farxadda iyo guusha aad gaadheen, waxaana idiin rajaynayaa mustaqbal ifaya, aqoon miro-dhal ah iyo guulo waaweyn oo aad ugu adeegtaan bulshada iyo dalka.

Hambalyo Dufcadda 9aad! ๐ŸŽ“๐Ÿ‘
Guul iyo horumar joogto ah ayaan idiin rajaynayaa.

21/08/2026

โค๏ธ

15/08/2026

Masha Allah Baidoa Medical Institute"BMI" student presentation โค๏ธ

  ๐ŸŽ“๐ŸŽ‰Waxaa hambalyo iyo farxad kal iyo laab ah la qeybsaneynaa dhammaan ardeyda Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo sh...
15/08/2026

๐ŸŽ“๐ŸŽ‰

Waxaa hambalyo iyo farxad kal iyo laab ah la qeybsaneynaa dhammaan ardeyda Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo shaaciyey natiijada imtixaanka guud.
Si gaar ah, waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Ustaad Abdirahman Mohamed Abdirahman Abdullahi, oo kamid ah ardeyda maanta farxadda la wadaageysa. Waxaan kuugu hambalyeynaynaa guusha aad gaartay, waxaana kuu rajeyneynaa mustaqbal ifaya, horumar joogto ah iyo guulo waaweyn oo isdaba joog ah, Insha Allah.

Guushu waa miraha dadaalka, sabirka iyo juhdiga la bixiyo. Hambalyo Ustaad, guushaadu waa farxaddeenna. ๐ŸŒŸ๐ŸŽ“

Hambalyo dhammaan ardeyda Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ
Mustaqbal wanaagsan iyo guulo waaweyn ayaan idiin rajeyneynaa.

Address

Iscia Baidoa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baidoa Medical Institute"BMI" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Baidoa Medical Institute"BMI":

Shortcuts

Share