Jubba University of Somalia

Jubba University of Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jubba University of Somalia, College & University, Farajano, Kismaayo.

Welcome to the official page of the institution and if there's any query or inquiry, please don't hesitate to reach us through WhatsApp No: 0613658888 or call: 0613640101 or by email: [email protected].
INNOVATIVE MINDS #

Jaamacadda Jubba Ee Soomaliya waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada inay Socoto isdiiwaan gelinta Takhasusya...
29/08/2026

Jaamacadda Jubba Ee Soomaliya waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada inay Socoto isdiiwaan gelinta Takhasusyada kala duwan ee kulliyadda Waxbarashada,(Faculty of Education).

Si aad u hesho faah-faahin dheeraad ah fadlan booqo xarunta jaamacadda

Ama Kala Xiriir Tell/Whatsapp:
Wa.Me/252613657777

Telephone: 03495969




Jaamacadda Jubba Ee Soomaliya waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada inay bilaabatay isdiiwaan gelinta Takhasus...
28/08/2026

Jaamacadda Jubba Ee Soomaliya waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada inay bilaabatay isdiiwaan gelinta Takhasusyada aad ka heli karto kulliyadda culuumta Dhaqaalaha Maamulka iyo Maareenta (faculty of Economics & Management Science).

Si aad u hesho faah-faahin dheeraad ah fadlan booqo xarunta jaamacadda ee ay ka socoto is diiwaan galinta sanad dugsiyeedka 2026-2027.

Ama Kala Xiriir Tell/Whatsapp:
Wa.Me/252613657777

Telephone: 03495969




Jaamacadda Jubba Ee Soomaliya waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada inay socoto isdiiwaan gelinta Takhasusya...
26/08/2026

Jaamacadda Jubba Ee Soomaliya waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada inay socoto isdiiwaan gelinta Takhasusyada kala duwan ee kulliyadda culuumta Beeraha, Xananada Xoolaha iyo Culumta deeganka (Faculty of Agro-vet and Enviromental Science).

Si aad u hesho faah-faahin dheeraad ah fadlan booqo xarunta jaamacadda.

Ama Kala Xiriir Tell/Whatsapp:
Wa.Me/252613657777

Telephone: 03495969




Jaamacadda Jubba Ee Soomaliya waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada inay Socoto isdiiwaan gelinta Takhasusya...
25/08/2026

Jaamacadda Jubba Ee Soomaliya waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada inay Socoto isdiiwaan gelinta Takhasusyada kala duwan ee kulliyadda Injineeriyada, culuumta Kombuuterka iyo Teknoologiyada (Faculty Of Engineering &
Computer Technology).

Si aad u hesho faah-faahin dheeraad ah fadlan booqo xarunta jaamacadda

Ama Kala Xiriir Tell/Whatsapp:
Wa.Me/252613657777

Telephone: 03495969




Jaamacadda Jubba Ee Soomaliya waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada inay bilaabatay isdiiwaan gelinta Takhasus...
24/08/2026

Jaamacadda Jubba Ee Soomaliya waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada inay bilaabatay isdiiwaan gelinta Takhasusyada aad ka heli karto kulliyadda culuumta caafimaadka (๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ฐ๐—ฒ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ).

Si aad u hesho faah-faahin dheeraad ah fadlan booqo xarunta jaamacadda ee ay ka socoto is diiwaan galinta sanad dugsiyeedka 2026-2027.

Ama Kala Xiriir Tell/Whatsapp:
Wa.Me/252613657777

Telephone: 03495969




27/07/2026

Wargalin Muhiim ah.

Jaamacadda Jubba Ee Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu wargelineysaa bulshada ku dhaqan Gobolka iyo Guud ahaan Dalka inay furantahay isdiiwaangelinta ardayda cusub ee sannad waxbarasheedka 2026 - 2027. Waxayna ka socotaa Xarunta wayn ee ku taalla ka soo horjeedka Isgoyska Olombik ee Magaalada kismayo

Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer kala xiriir: Whatsapp number https://wa.me/252613657777 ama Email: [email protected]

โ€ข โ€ขโ€ข
Admissions Open.

Welcome to the official page of the institution and if there's any query or inquiry, please don't hesitate to reach us through WhatsApp No: 0613658888 or call: 0613640101 or by email: [email protected].
INNOVATIVE MINDS #

Sawiro: 2-aad Hambalyo ardayda Kulliyadda Barashada Culuumta  Dhaqaalaha, Maamulka iyo Maareenta gaar ahaan waaxda Maamu...
10/07/2026

Sawiro: 2-aad Hambalyo ardayda Kulliyadda Barashada Culuumta Dhaqaalaha, Maamulka iyo Maareenta gaar ahaan waaxda Maamulka Guud oo maanta difaacday Buugooda qallinjebinta dufcadda 6aad ee Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya.



Hambalyo ardayda Kulliyadda Barashada Culuumta  Dhaqaalaha, Maamulka iyo Maareenta gaar ahaan waaxda Maamulka Guud oo ma...
10/07/2026

Hambalyo ardayda Kulliyadda Barashada Culuumta Dhaqaalaha, Maamulka iyo Maareenta gaar ahaan waaxda Maamulka Guud oo maanta difaacday Buugooda qallinjebinta dufcadda 6aad ee Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya.



Address

Farajano
Kismaayo

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613640101

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba University of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Jubba University of Somalia:

Shortcuts

Share