Faanoole Primary and Secondary School

Call Directions Contact the university

Faanoole Primary and Secondary School Page Kani Waa Page Ka Rasmiga ah ee iskuulka Faanoole Primary and Secondary School.

Dhamaan Ardayda Dugsiga dugsiga Hoose Dhexe ee faanoole waxa lagu wargelinaya in dib loo furayo dugsiga maalinka Talaada...
31/08/2026

Dhamaan Ardayda Dugsiga dugsiga Hoose Dhexe ee faanoole waxa lagu wargelinaya in dib loo furayo dugsiga maalinka Talaadada ah oo ay taariikhdu tahay 01/09/2026 hadu alle idmo.

Sanad-dugsiyeedka cusub 2026-2027.
Soo laabasho wanaagsan.


Maamulaha dugsiga hoose dhexe iyo sare ee fanoole waxa uu u Hambalyeenayaa dhammaan ardayda ka gudubtay imtixaanka qaran...
17/08/2026

Maamulaha dugsiga hoose dhexe iyo sare ee fanoole waxa uu u Hambalyeenayaa dhammaan ardayda ka gudubtay imtixaanka qaranka ee fasalka 12-aad isaga oo kaga mahadnaqaya waalidiinta iyo macallimiinta dugsiga dadaalkii badanaa ee ay muujiyeen .



πƒπˆπˆπ–π€π€ππ†π„π‹πˆππ“π€ π€π‘πƒπ€π˜πƒπ€ 𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃-πƒπ”π†π’πˆπ˜π„π„πƒπŠπ€ πŸπŸŽπŸπŸ”β€“πŸπŸŽπŸπŸ• π–π€π˜ π…π”π‘π€ππ“π€π‡π€π˜.Faanoole PSSCHOOL Waxay si sharaf leh ugu Wargelinaysa...
12/08/2026

πƒπˆπˆπ–π€π€ππ†π„π‹πˆππ“π€ π€π‘πƒπ€π˜πƒπ€ 𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃-πƒπ”π†π’πˆπ˜π„π„πƒπŠπ€ πŸπŸŽπŸπŸ”β€“πŸπŸŽπŸπŸ• π–π€π˜ π…π”π‘π€ππ“π€π‡π€π˜.

Faanoole PSSCHOOL Waxay si sharaf leh ugu Wargelinaysaa Waalidiinta iyo Ardayda in la Bilaabay Diiwaangelinta Ardayda Cusub ee Sannad dugsiyeedka 2026–2027.
Waxay isdiiwaangelinta bilaabanaysa Maalinta sabtida oo taariikhda tahay 15/08/2026 hadduu alle idmo.
Diiwaangeli ubadkaaga maanta si uu uga mid noqdo jiilka aqoonta, akhlaaqda iyo horumarka.

πŸ“ž π–πšπœ: +πŸπŸ“πŸ πŸ”πŸ5162549

Hambalyo Hambalyo Maamulka iyo macalimiinta waxay hambalyo diiran udirayaan ardayda  maanta uu u soo idlaaday imtixaanka...
25/06/2026

Hambalyo Hambalyo
Maamulka iyo macalimiinta waxay hambalyo diiran udirayaan ardayda maanta uu u soo idlaaday imtixaanka qaranka fasalka 12-aad ee Dugsiyada sare ee dalka kaa oo ay qaadday Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare .
Ardada ka qalin-badalatay Dugsiga waxa u maamulka iyo macalimiintu ay u rajaynayaan mustaqbal ifiya iyo hormar wacan, sidoo kale waxaan ardayda urajaynayna in alle dadaalkoodi mudada dhereed sooo qatay iyaga iyo waalidiinta qiimaha sare leh uu alle ku siiyo natiijo wanaagsan taa farxad gelisa iyaga iyo waalidiintooda sharafta leh una horseedda mustaqbal ifaaya.




Maamulka iyo macalimiinta waxay hambalyo diiran udirayaan dhammaan ardayda uu u soo idlaaday maanta imtixaanka Fasalka s...
16/06/2026

Maamulka iyo macalimiinta waxay hambalyo diiran udirayaan dhammaan ardayda uu u soo idlaaday maanta imtixaanka Fasalka shahaadiga ee fasalka 8-aad.
Waxa uu maamulaha iyo macalimiinta ay u rajaynayaan ardayda imtixaanka shahaadiga u fadhiisatay mustaqbal ifiya iyo hormar wacan, sidoo kale waxaan ardayda urajaynayna in alle dadaalkoodi mudada dhereed soo qatay uu alle ka siiyo natiijo wanaagsan oo u horseedda mustaqbal ifaaya.
Guulaysta Dhammaantiin.


Waxaa mahad iyo amaan mudan Allaah SW.Waxaa noo soo dhamaaday imitixaamka sanad dugsiyeedka 2025-2026 ee dugsiga Hoose D...
10/06/2026

Waxaa mahad iyo amaan mudan Allaah SW.
Waxaa noo soo dhamaaday imitixaamka sanad dugsiyeedka 2025-2026 ee dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Faanoole ay u fadhiisteen dhammaan fasallada dugsiga.
Waxaan dhammaan ardayda urajaynayna guul iyo natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan.

Maamulka , macalimiinta iyo dhammaan bahda Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Faanoole waxay hambalyada maalinta ciidu Adxaa la...
26/05/2026

Maamulka , macalimiinta iyo dhammaan bahda Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Faanoole waxay hambalyada maalinta ciidu Adxaa la wadaagayaan dhamaan Muslimiinta gaar ahaa shacabka Soomaaliyeed iyo Bahada waxbarashada.



Maalinka hiddaha iyo dhaqanka ayaa  lagu soo bandhigay dugsiga kaa oo uu soo agaasimay guddoomiyaha midawga ardayda dugs...
20/05/2026

Maalinka hiddaha iyo dhaqanka ayaa lagu soo bandhigay dugsiga kaa oo uu soo agaasimay guddoomiyaha midawga ardayda dugsiga qeybna ay ka ahayeen ardayda dugsiga qeyb ka mid ah .
Bandhigu waxa uu ahaa bandhig aad u qiima sareeya oo ardayda dugsiga ay ku soo bandhigayeen dhaqankayagii wanaagsanaa ee astaanta inoo ah .


Maamulka iyo Macallimiinta iyo dhammaan bahda dugsiga faanoole waxay u hambalyaynayaan oo ay dhiirigelineyaan ardaydda q...
10/05/2026

Maamulka iyo Macallimiinta iyo dhammaan bahda dugsiga faanoole waxay u hambalyaynayaan oo ay dhiirigelineyaan ardaydda qortay soona bandhigtay buugga (Noqo qof adag).
Yusra Maxamuud Axmed oo kamid ah ardayda dhigta dugsiga hoose dhexe iyo sare ee fanoole dhigtana fasalka 8aad.
Waxaan u mahad celineynaa waliddiinta qoraydda buugga oo madasha bandhiga qeyb ka ahaa .
Waxaan sidoo kale u mahad celinaynaa martida ka soo qeyb gashay oo u qeyb ka ahaa Xaaji Axmed Xaaji Adan ganeey kaa ka mid ahaa yagleelayaasha dugsiga Faanoole .
Waxaan Alle u weydiineynaa inay sii wadato dadaalkeeda waxbarsho in ay ka miro dhaliso.

Waxaa Mahad iyo Amaan Mudan Allaah SWWaxaa bahada Faanoole Farxad weyn u ah in ay maanta marti galiso  Aqoon yahan Abdif...
04/05/2026

Waxaa Mahad iyo Amaan Mudan Allaah SW
Waxaa bahada Faanoole Farxad weyn u ah in ay maanta marti galiso Aqoon yahan Abdifatah Mohamud
Waxaa uu ardayda dugsiga faanoole kala hadlay oo uu ku dhiirigeliyey wax akhrinta iyo muhiimada ay leedahay in ardaygu wax akhriyo.

Address

Kismayo

Telephone

+252610670044

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faanoole Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faanoole Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share