05/07/2021
OGAYSIIS!
Bismillaahi raxmaani Raxiim
Macadka Kismayo Institute of Research and Community Development , wuxuu idiin soo gubinayaa Tababar ku saabsan ama
adeega macaamiishu waa laf dhabarka ganacsiyada kala duwana, waana shaqada ay isku dhaafaan shirkadaha isku jaadka ah ee tartanku ka dhaxeeyo, ganacsi waliba heerka uu muhiimad siiyo macaamiishiisa ayuu suuqa ku yeeshaa inta badan.
Diraasaadku waxay sheegaan in Halka Macmiil ee kaa taga isagoo qanacsan uu usii sheegi doono qiyaastii saddex qof oo kaliye, Halka Macmiilka kaliya ee isagoon qanacsanayn kaa dhaqaaqa uu usii sheegi karo qiyaastii Sagaal qof oo kale, Taas oo ina tusaysa muhiimadda ay leedahay in ganacsiyadu horumariyaan Qaybta adeega macaamiisha.
Hadaba tababarkan wuxuu ku baran doonaa ardaygu waxayaabahan soo socda:
*Who are Customers?
*Why is it important?
*Identifying customer needs
*Effective and ineffective communication skills
*Questioning and listening techniques
*Telephone techniques
*First impressions
*Why customers complain
*Handling complaints positively
iyo waxayaabo kale oo badan.
loogu talagalay barnaamijkan:
1- Shaqaalaha Shirkadaha & Bangiyada
2- Ganacsatada
3- Ardayda Jaamacadaha.
is diiwaan galintu waxa ay ka socotaa xarunta Macadka oo ku taala dhismayaasha ,
tirada la qaadanayo way koobanta. Yaan lagaa Buuxinin horay u gaar
Wixii faahfaahin ah kala xiriir
0615533502 / 0619726935