Gollis University Laascaanood

Gollis University Laascaanood Gollis University Empowers Its Students To Becomen Professional Leaders Commited To Making A positive Difference

Sawiro:Ardeyda Sanadkan Baxeysa ee Kuliyada ICT Ayaa Finaal Exam kii U Dambeayay U Fadhiistey
11/08/2026

Sawiro:Ardeyda Sanadkan Baxeysa ee Kuliyada ICT Ayaa Finaal Exam kii U Dambeayay U Fadhiistey

04/08/2026

Gollis University Laascaanood Ayaa Si Weyn Uga Qeyb Qaadatey Sanad Guurada Kowaad Ee Maamulka Waqoyi Bari Somalia



Sawiro part.2Hambalyo Dowladda Waqooyi Bari Ardayda Jaamacadda  Gollis University Laascaanood  ayaa siweyn uga qayb qaat...
30/07/2026

Sawiro part.2

Hambalyo Dowladda Waqooyi Bari

Ardayda Jaamacadda Gollis University Laascaanood ayaa siweyn uga qayb qaatay Dabaaldega Sanad guurada Dowladda Waqooyi Bari

Jaamacaddu waxay u taagan tahay Horumarinta Bulshadda iyo Halganka Deegaanka

Sawiro part.1Hambalyo Dowladda Waqooyi Bari Ardayda Jaamacadda Gollis Laascaanood ayaa siweyn uga qayb qaatay Dabaaldega...
30/07/2026

Sawiro part.1

Hambalyo Dowladda Waqooyi Bari

Ardayda Jaamacadda Gollis Laascaanood ayaa siweyn uga qayb qaatay Dabaaldega Sanad guurada Dowladda Waqooyi Bari

Jaamacaddu waxay u taagan tahay Horumarinta Bulshadda iyo Halganka Deegaanka

22/07/2026

Dr Ahmed Yousuf Awaale oo Ka Mid Ah Macalimiinta Jaamacadda Gollis University Laascaanood ayaa ka warbixiyey kuliyada Caafimaadka gaar Deparment of Medical Laporatory, waxaa kale oo uu soo dhaweeyey Ardayda Sanadkan usoo xidhmay Imtixaanka dugsiyadda Sare


20/07/2026

Dr Hamse Abdilahi oo Ka Mid Ah Macalimiinta Jaamacadda Gollis University Laascaanood ayaa ka warbixiyey kuliyada Caafimaadka gaar Deparment of Public Health, waxaa kale oo uu soo dhaweeyey Ardayda Sanadkan usoo xidhmay Imtixaanka dugsiyadda Sare


19/07/2026

Dean Department of Midwive Mss. Fadumo Ali ee Jaamacada Gollis University Laascaanood ayaa ka warbixisey qaybta Midwifery-ga waxey kaloo soo dhaweysey ardeyda sanadkan Imtixaankan Shahaadiga ah ee Dugsiyadda Sare usoo xidhmay


Sawiro ....Ardayda kuliyada maamulka iyo maaraynta Semestarka 5aad ee Jamacadda Gollis University Laascaanood  oo caawa ...
18/07/2026

Sawiro ....Ardayda kuliyada maamulka iyo maaraynta Semestarka 5aad ee Jamacadda Gollis University Laascaanood oo caawa so afmeeray Final examkii semesterka ardaydu waxay muujisay dedaal iyo karti dheeraad ah inta imtixanku u socday Jamacaduna waxay u rajaynaysaa Guul iyo mustaqbal wanagsan

Sawiro: Ardayda Semester 9A &9B ee kulliyada Barashada Culuumta Kambayuutarka (School of ICT) 0o u Bilowmay Mid Exam Kii...
12/07/2026

Sawiro: Ardayda Semester 9A &9B ee kulliyada Barashada Culuumta Kambayuutarka (School of ICT) 0o u Bilowmay Mid Exam Kii Jamacadda.
Gollis University Laascaanood


Sawiro: Ardayda Semester 6 ee kulliyada Barashada Culuumta Kambayuutarka (School of ICT) 0o u Bilowmay Final Exam Kii Ja...
11/07/2026

Sawiro: Ardayda Semester 6 ee kulliyada Barashada Culuumta Kambayuutarka (School of ICT) 0o u Bilowmay Final Exam Kii Jamacadda.
Gollis University Laascaanood


Address

Masjid Jama
Laascaanood

Telephone

+25263756010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollis University Laascaanood posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Gollis University Laascaanood:

Shortcuts

Share