Horn Of Africa College, Las'anod Campus

Horn Of Africa College, Las'anod Campus A center of languages, ICT and short term trainings

16/07/2026

๐—ง๐—”๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ก๐—ž๐—” ๐—ฆ๐—”๐—ก๐—”๐——๐—Ÿ๐—”๐—›๐—” ๐—”๐—› ๐—˜๐—˜ ๐—›๐—ข๐—ฅ๐—ก ๐—ข๐—™ ๐—”๐—™๐—ฅ๐—œ๐—–๐—” ๐—–๐—ข๐—Ÿ๐—Ÿ๐—˜๐—š๐—˜

๐ŸŽ“๐Ÿ’ป BARO XIRFAD AQOONTAADA KOR U QAADDA! ๐Ÿ’ป๐ŸŽ“๐Ÿ“ข Horn of Africa College wuxuu bilaabayaa  Koorsada Cilad Saarista Computer-ka...
11/07/2026

๐ŸŽ“๐Ÿ’ป BARO XIRFAD AQOONTAADA KOR U QAADDA! ๐Ÿ’ป๐ŸŽ“

๐Ÿ“ข Horn of Africa College wuxuu bilaabayaa Koorsada Cilad Saarista Computer-ka (Computer Troubleshooting).

Ma rabtaa inaad noqoto qof si xirfad leh u ogaada una xalliya ciladaha computer-ka? Fursaddan ha seegin!

๐Ÿ“š Waxaad Koorsadan Ku Baran Doontaa:
โœ… Cilad saarista Hardware & Software.
โœ… Rakibidda iyo dib-u-rakibidda Windows.
โœ… Rakibidda Drivers iyo Software-yada muhiimka ah.
โœ… Ka saarista Virus-yada iyo ilaalinta amniga Computer-ka.
โœ… Daryeelka iyo dayactirka Computer-ka.
โœ… Farsamooyinka ay adeegsadaan xirfadlayaasha IT-ga.

๐ŸŽฏ Koorsadani waxay ku habboon tahay:
โœ” Ardayda
โœ” Macalimiinta
โœ” Shaqaalaha Xafiisyada
โœ” Qof kasta oo doonaya inuu barto xirfad casri ah.

๐Ÿ’ผ Baro maanta xirfad kuu horseedi karta shaqo, ganacsi iyo mustaqbal ifaya.

๐Ÿ“ Horn of Africa College
๐Ÿ“ฉ Isdiiwaangelintu way furan tahay.
Nagala soo xiriir Numbaradan: 0634499915/0634656530

๐ŸŽ“ Horn of Africa College โ€“ Aqoontaada waa Mustaqbalkaaga.

๐Ÿ†๐Ÿ“ธ Sawirro: Qaybta 3-aad |  Ramadan Cup Champions
10/07/2026

๐Ÿ†๐Ÿ“ธ Sawirro: Qaybta 3-aad | Ramadan Cup Champions

๐Ÿ†๐Ÿ“ธ Sawirro: Qaybta 2-aad |  Ramadan Cup Champions
10/07/2026

๐Ÿ†๐Ÿ“ธ Sawirro: Qaybta 2-aad | Ramadan Cup Champions

๐Ÿ†๐Ÿ“ธ Sawirro: Qaybta 1-aad |  Ramadan Cup ChampionsFarxad ayay noo tahay inaan idinla wadaagno qaybtii 1-aad ee sawirrada ...
09/07/2026

๐Ÿ†๐Ÿ“ธ Sawirro: Qaybta 1-aad | Ramadan Cup Champions

Farxad ayay noo tahay inaan idinla wadaagno qaybtii 1-aad ee sawirrada ardaydii ku guuleysatay Ramadan Cup.

Waxay muujiyeen dadaal, aqoon, karti iyo tartan hufan oo mudan in lagu daydo. Hambalyo mar kale dhammaan ardayda guuleysatay iyo dhammaan ka qaybgalayaashii tartanka.

Waxaan u mahadcelineynaa macallimiinta, guddiga qabanqaabada, iyo dhammaan taageerayaashii ka qayb qaatay guusha tartankan.

09/07/2026

๐Ÿ†+++++๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—ช๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜‚๐—ฝ++++++๐Ÿ†

Waxa Koobkii Aqoonta ku guuleystay kooxda ๐—ช๐—ถ๐—ป๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜‚๐—ฝ.๐Ÿ†๐ŸŽ‰

๐Ÿ† MAANTA WAA MAALINTII GABAGABA! ๐Ÿ†Waxaa farxad noo ah inaan idin xusuusinno in Final-ka Tartanka Ramadaanka ee Horn Of A...
08/07/2026

๐Ÿ† MAANTA WAA MAALINTII GABAGABA! ๐Ÿ†

Waxaa farxad noo ah inaan idin xusuusinno in Final-ka Tartanka Ramadaanka ee Horn Of Africa College uu qabsoomayo maanta saacadda 4:00 galabnimo (04:00 PM).

Tartamayaashii ugu fiicnaa ayaa maanta ku loollami doona koobka horyaalnimada iyo abaalmarinno qiimo leh. Waa munaasabad ay ka buuxaan aqoon, tartan, iyo dhiirrigelin.

๐ŸŽฏ Goobta: Horn Of Africa College
๐Ÿ•“ Waqtiga: Maanta โ€“ 04:00 PM

Waxaan si diirran ugu casuumeynaa dhammaan ardayda inay kasoo qayb galaan, taageeraanna tartamayaasha.

Guul ayaan u rajaynaynaa dhammaan tartamayaasha! ๐Ÿ†๐ŸŽ‰

๐ŸŒ™๐Ÿ† TARTANKA UGU DAMBEEYA EE RAMADAAN COMPETITIONS ๐Ÿ†๐ŸŒ™Horn Of Africa College wuxuu si sharaf leh idiinku casuumayaa dhamma...
07/07/2026

๐ŸŒ™๐Ÿ† TARTANKA UGU DAMBEEYA EE RAMADAAN COMPETITIONS ๐Ÿ†๐ŸŒ™

Horn Of Africa College wuxuu si sharaf leh idiinku casuumayaa dhammaan ardayda inay kasoo qaybgalaan Tartanka Ugu Dambeeya ee Ramadan Competitions.

๐Ÿ“… Maalin: Berri๐Ÿ•• Waqti: 04:00 Galabnimo.

Waxaa lagu tartami doonaa wareegga k**a dambaysta ah, iyadoo lagu dhawaaqi doono guuleystayaasha tartanka.

๐Ÿ† Guuleystayaasha waxay ku guuleysan doonaan Koobka Tartanka iyo Abaalmarinno Kale oo Qiimo Leh.

Horn Of Africa College
"Aqoonta Maanta, Hoggaanka Berri."

๐ŸŽ‰ OGAYSIIS MUHIIM AH โ€“ QIIMO DHIMIS AAN HORAY LOO ARAG! ๐ŸŽ‰Dhammaan ardayda, dhalinyarada, iyo qof kasta oo doonaya inuu b...
26/05/2026

๐ŸŽ‰ OGAYSIIS MUHIIM AH โ€“ QIIMO DHIMIS AAN HORAY LOO ARAG! ๐ŸŽ‰
Dhammaan ardayda, dhalinyarada, iyo qof kasta oo doonaya inuu barto Programming-ka casriga ah iyo xirfadaha Technology-ga, waxaa idiin bishaaraynaynaa in https://hornofafricacollege.com uu sameeyay qiimo dhimis gaaraysa 90% munaasibadda barakaysan ee Ciidul Adxaa awgeed. ๐ŸŒ™โœจ
๐Ÿ’ป Koorsooyinkii qiimahoodu ahaa $50, hadda waxaad ku heli kartaa kaliya $2!
๐Ÿ”ฅ Koorsooyinka diyaarka ah waxaa ka mid ah:
Web Development
Programming Fundamentals
๐Ÿ”ฅ Waxaa dhawaan diyaar noqondoona:
AI & Technology Skills
Database & Software Development
Iyo xirfado kale oo casri ah
๐ŸŽฏ Ha lumin fursaddan dahabiga ah ee aad ku baran karto xirfad mustaqbalkaaga beddeli karta adigoo bixinaya qiimo aad u yar.
๐Ÿ“Œ Isdiiwaangeli hadda: https://hornofafricacollege.comโ 
Eid Mubarak ๐ŸŒ™โค๏ธ

17/04/2026

Address

Rooyal Street, Waxa Uu Udhaxeeyaa Aargada Royal Iyo Hotel Cakaara
Laascaanood
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Of Africa College, Las'anod Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Horn Of Africa College, Las'anod Campus:

Shortcuts

Share