Kornayl cabdillaahi

Kornayl cabdillaahi Qofna haka sugin in uu ku caawiyo ee Adiga is xilqaan

19/11/2021

waxaan mowle kuu qori cago laguma gaadhe

11/07/2021

daarood ha wiiqina intaan ugu walaacayey
iga wiin garee nacas kastoo weylo raac ihiye
aadam carab

Cagaarweyne iyo howd shaxda cidhifyadeedii Calcalyada xareedda ah cosobkii ka soo baxay  ciiddeenaan hoodoo cir ku hoora...
24/05/2021

Cagaarweyne iyo howd shaxda cidhifyadeedii
Calcalyada xareedda ah cosobkii ka soo baxay
ciiddeenaan hoodoo cir ku hooray galabtii
Meeshan waa baliga kalshaale

Mid iyo labo iyo waxaad garanayso maanso ka hadlaysa howd soo qor

Gobolka sool xuruntiisa laascaanood sawir arooryaad saymo roobaad
07/05/2021

Gobolka sool xuruntiisa laascaanood sawir arooryaad saymo roobaad

Reer baladweyne waxy isku darsadee in ay marka dhahaan wabi baa nagu soo fatahaye dowladdu hana caawiso iyo dad soomaali...
04/12/2020

Reer baladweyne waxy isku darsadee in ay marka dhahaan wabi baa nagu soo fatahaye dowladdu hana caawiso iyo dad soomaaliyeed marna ay dawladda u soo raacaan qabqablayaal dad iyo dalkaba doonaya in ay ku ciyaaraan oo midnimada dadka soomaaliyeed dhabar jabin kuwada

Dollar ku waa lacag lagu farsameeyey dal shisheeye oo aan mustaqbal keeda lasaadaalin karin waxy noqon doonta waxaad moo...
04/12/2020

Dollar ku waa lacag lagu farsameeyey dal shisheeye oo aan mustaqbal keeda lasaadaalin karin waxy noqon doonta waxaad moodaa in dad soomaaliyeed u arkeen lacag ay leeyihiin oo ay daadiyeen lacagtoodii qiima heediina dhul galiyeen soomaali waa dalka ugu lacagta jaban dunida sarifka lacagaha maxy ku dhacday?????

Maxaa keenay in aan lacagteenii dollars ka door bidno???
Maxaa keeny in aan aamino lacag dal shisheeye leeyahy???

Farmaajo madaxweyne shacabku jecelyahy danaystayaashuna necebyihiin guulayso 2021 haddii dad shacabka ah kugu kalsoon yi...
04/12/2020

Farmaajo madaxweyne shacabku jecelyahy danaystayaashuna necebyihiin guulayso 2021 haddii dad shacabka ah kugu kalsoon yihiin waxba ka tarimayso hagar daamada kaba qaadyada πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

25/11/2020

Nolosha hadaf ka yeelo haddii aad tahy ruux bilaa hadaf ah waxad la mid tahy qof waddo haya oo meel uu u hayo aan garanyn lkn haddii aad waddo qaadid oo ay kuu xadidan tahy meesha aad ku wajahantahy dhibkasta ha kugu ahaato waad gaadhi lkn haddii kale oo aad u socotid meel aan kuu xadidnayn waadna daali waqtiguna wuu kaa dhamaan
Qorshe yeelo meel mara waqtigaaga qiimee

Saahid maxamed

Abiya Ahmed wiilkii isbiday awoodda ciidan iyo tigree maxaa kala haysta
21/11/2020

Abiya Ahmed wiilkii isbiday awoodda ciidan iyo tigree maxaa kala haysta

Murashaxa xanuunka NISA la daalaadhacaya oo markii uu xaqiiqsady doorasho danysi in aysan ka dhici karan waddan ay u tal...
21/11/2020

Murashaxa xanuunka NISA la daalaadhacaya oo markii uu xaqiiqsady doorasho danysi in aysan ka dhici karan waddan ay u taliliso NISA ayuu Radio kulmiye iska shaty πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ€”

21/11/2020

Libaxu haddii uusan duhurka ku jireen waxba ma cuneen dadku k**a cabsadeen

Biyuhu haddii ay meel iska fadhiyaan xumaadaan lkn haddii ay socdaan saafi garoobaan

Address

Laascaanood

Telephone

+252633038319

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kornayl cabdillaahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share