SOOL University, Office of Student affairs

SOOL University,  Office of Student affairs This page , was creating to publish any activity of SOOL UNIVERSITY

15/10/2023
** COMPREHENSIVE WRITTEN EXAM ***Ardayda Kulliyadaha Midwife iyo Nursing ka ee sannadka Kaqalinjabinaya jaamacadda Sool ...
23/11/2022

** COMPREHENSIVE WRITTEN EXAM ***

Ardayda Kulliyadaha Midwife iyo Nursing ka ee sannadka Kaqalinjabinaya jaamacadda Sool ayaa Maalintii Labaad ufadhiya Imtixaanaadkii Qalinjabinta ( Comprehensive Written Exams).

Imtixaanadana ooah kuwo Lagu qiimeeyo Ardyga Jaamacadda Kabaxaya aqoontiisa, waana Imtixanada Markuu ardaygu kagudbo ookaliya uuqaadan karo Shahaadada Jaamacadda.

Sool University
2022.

HESHIIS WADA SHAQAYN IYO ISKAASHI JAAMACADDA SOOL & JAAMACADDA JIGJIGA Kulan dhex maray Maamulka  Jaamacadda Sool  ( SU ...
07/11/2022

HESHIIS WADA SHAQAYN IYO ISKAASHI

JAAMACADDA SOOL & JAAMACADDA JIGJIGA

Kulan dhex maray Maamulka Jaamacadda Sool ( SU ) iyo Maamulka Jaamacadda Jigjiga ( JJU) kana qabsoomay Xarunta Jaamacadda Jigjiga ayaa muhimadisu ahayd sidii labada jamacadood ay is kaga kaashan Lahaayeen Dhinacyo badan oo ah sidii loo horumarin lahaa tayada waxbarasho ee Jaamacadaha,

Kulankaas oo wajigiisii Koonaad kusoo dhammaaday Jawi wanagsan iyo is afgarasho ayaa Wajigiisa Labaad Uuka qabsoomi doonaa xarunta jaamacadda Sool ee magaalada Laascaanod.

Dhawaanna Heshiisyadaas iyo iskaashigaas ay ka kala faaidaysan doonaan labada Jaamacadoodba.

++++++++ IMAM TRAINING ++++++++++Waxaa Shalay usoo Gabagabobay Ardayda Kulliyada Nursing ka ee  dhammaynaysa Sannadkii 3...
24/10/2022

++++++++ IMAM TRAINING ++++++++++

Waxaa Shalay usoo Gabagabobay Ardayda Kulliyada Nursing ka ee dhammaynaysa Sannadkii 3 aad ee Jaamacadda ( J Nursing ) Tababar ku saabsanaa daawaynta iskudhafka ah ee Nafaqa Darradda ( integrated Management of Acute Malnutrition ) Oo u Socday muddo 2 isbuuc ah.

Tababarkan Muddadii uusocday waxaa Ardayda Lagu tababray Hababka ay Ushaqeeyaan programs ka SFP, OTP, SC, iyo sida Loo ogaado Nooca Nafaqo Darro ee haysa Ilmaha MAM, & SAM , sidokale hababka Losameyo Nutritional Assesment ( ABCD) iyo Duruuso kale.

Faculty of Nursing
Sool University 2022

Wasaarada Caafimaadka iyo Ururka Kalkaalisooyinka & Ummulisooyinka ee MoHD   ( SLMNA) ayaa kormeer shaqo ku soo gaadhey ...
28/09/2022

Wasaarada Caafimaadka iyo Ururka Kalkaalisooyinka & Ummulisooyinka ee MoHD ( SLMNA) ayaa kormeer shaqo ku soo gaadhey maanta xarunta Jaamacadda Sool University ee magaalada Laascaanood .

Kormeerkan ayaa daarranaa dhiiri gelinta iyo dar dar gelinta in kor ay u sii qaado Jaamacada Sool ardayda Ummulisooyinka ee ay Jaamacadu u soo saarto Bulshada dhowr kii sanoba mar , kuwaa oo dabooley baahidii loo qabay in a helo dad aqoon u leh cilmi Ummulisonimada meesha ka saartay dadkii cilmi dhagoodka ku qaban jirey shaqadan.

Jaamacada Sool ayaa ah Jaamacad soo saarta arday Kooban oo Tayadoodu sarrayso isla markaana ka soo gudbey dhamaan Kulliyadaha kala duwan ee ay Jaamacadu bixiso.

JAAMACADDA SOOL  OO KAQAYB GASHAY  SHIR WADATASHI OO  19 _23  SEPTEMBER KASODAY  WADDANKA NETHERLAND.  Madaxweynaha Jaam...
26/09/2022

JAAMACADDA SOOL OO KAQAYB GASHAY SHIR WADATASHI OO 19 _23 SEPTEMBER KASODAY WADDANKA NETHERLAND.

Madaxweynaha Jaamacadda Sool proff Abdirisak Mohamoud Ali ( Darawal ) Ayaa ka Qaybgalay shir kaqabsoomay waddanka Netherland oo soconayay muddo shan maalmoda shirkaas oo ay kasoo Qaybgaleen khuburo kakala timi Waddamada adduunka laguna martiqaaday Jaamacadaha Geeska Afrika oo ay kamid Tahay

1. Jaamacadda Sool ( Sool University)

Shirkan oo ay Marti Galisaay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Netherland, Qaybna ay ka ahaayeen Wageningen Universitry of Research and Innovation of Netherland and
Food and Agriculture Organization (FAO)
Ayaa lagaga hadlayay sidii loo tayayn lahaa Beeraha, Xannaanada xoolaha, calafka iyo Daaqa xoolaha.

+++COMMISION OF HIGHER EDUCATION+++Komishanka  tacliinta sare  oo  kormeer iyo Booqasho ku yimi  jaamacadda Sool. SOOL U...
23/09/2022

+++COMMISION OF HIGHER EDUCATION+++

Komishanka tacliinta sare oo kormeer iyo Booqasho ku yimi jaamacadda Sool.

SOOL UNIVERSITY
HIGH QUALITY EDUCATION

VALIDATION OF MIDWIFERY CURRICULUM+++++++++++++     +++++++++++++++++Wasaradda Horumarinta Caafimadka SL, Haayadda UNFPA...
22/09/2022

VALIDATION OF MIDWIFERY CURRICULUM
+++++++++++++ +++++++++++++++++
Wasaradda Horumarinta Caafimadka SL, Haayadda UNFPA, iyo ururka SLNMA ayaa siwada Jira uqabtay Tababar iyo Kulan kusaabsanaa Soo bandhigista/Hirgalinta Manhajka Cusub ee Umulisoyinka.

Jaamacadda Sool ayaa Qayb ka ahayd kulankaas ooay Kaso Qaybgaleen Jaamacadaha Dawliga ah ee Dalka Ayaa waxaa Jaamacadda sool uga qaybgalay
Madaxweyne kuxigeenka Jaamacadda Marwo Zamzam Duale muse iyo Xubno Kamida kulliyadda umulisooyinka ee jaamacadda.

Muhiimadda Kulan Ayaa ahayd in si buuxda laiskula qaatay waxkabadalkii iyo kaabistii lagu sameyey manhajkii Kulliyadaha umilisoyinka ee shantii sanee lasoo dhaafay.

Allah Mahad Leh.

OGAYSIIIS OGAYSIIS ++++++DIPLOMA PROGRAMS +++++++++Waxa la ogaysiinaya dhammaan cid kasta oo danaynaysa barashada Heerka...
07/09/2022

OGAYSIIIS OGAYSIIS

++++++DIPLOMA PROGRAMS +++++++++

Waxa la ogaysiinaya dhammaan cid kasta oo danaynaysa barashada Heerka Diploma ee Culuumta Nafaqada ( Nutrition and Food science ) iyo Culuumta Daawooyinka ( Pharmacology ) in Jaamacadda Sool ay Qaadanayso Kulliyadahaas Oo diploma ah , diiwaan galintuna ay kasocoto Xafiiska diiwaangalinta. Muddada dhigashada kulliyadahan waa Halsano.

WAQTIYADA :_ galab ( 04:00 pm _06:00 pm) ama Habeen ( 06:30 _ 08:00)

Wiixii faah faahin ah kala xidhiidh Xafiiska diiwaan galinta Jaamacadda Sool 755208.

03/09/2022

OGAYSIIIS OGAYSIIS
+++++++++ +++++++++++
Dhammaan ardayda dhammaysatay dugsiyada sare ee dalka waxaan ugu bishaaraynaynaa in Jaamacadda Sool ay ka bilaamatay isbdiiwaangalinta ardayda cusub ee sanad waxbarashadeedka 2022 / 2023.

Jaamacaddu waxay udiyarisay Ardayda Kulliyadahan kala duwan ee hoos ku qoran.

*Nutrition & Food science degree
* Midwifery degree
*Nursing degree
*Medical laboratory degree
*Public Health degree

Sidoo kale ardayda horey Jaamacadaha Dalka Uga diyaarisay kulliyadaha kala ah
Nutrition and Food science Diploma
Nursing Diploma
Midwife diploma
Waxay Jaamacaddu udiyaarisay ( Upgrade Urograms ama inay Degree ugu dhigto) si ay ugu diyaarinayaan muddo kooban Degree gooda.

Wiixii faah faahin ah kala xidhiidh Xafiiska diiwaan galinta Jaamacadda Sool.755208

TRAINING OF HOW TO DEVELOP A QUESTIONARE FOR REAERCH Madaxa  Qaybta Cilmi baadhista iyo Horumarinta ee jaamacadda sool (...
30/08/2022

TRAINING OF HOW TO DEVELOP A QUESTIONARE FOR REAERCH

Madaxa Qaybta Cilmi baadhista iyo Horumarinta ee jaamacadda sool ( HEAD OF RESEARCH & DEVELOPMENT UNIT ) Mr Osman Hajji Ayaa Ardayda Simistarka Sideedad Ee jaamacadda Sool usoo Gabagabeeyey Tababar kusaabsanaa Sida Loosameeyo ama Loo qoro Waydiimaha Cilmi baadhista ( How To Develop a Questionare for Research)

GUDDOOMIYAHA JAAAMACADDA SOOL OO  SHAHAADOOYIN GUDDOONSIIYAY  ARDAYDA MACHADKA XIRFADLAYAASHA CAAFIMAADKA BUUHODLE OO DH...
28/08/2022

GUDDOOMIYAHA JAAAMACADDA SOOL OO SHAHAADOOYIN GUDDOONSIIYAY ARDAYDA MACHADKA XIRFADLAYAASHA CAAFIMAADKA BUUHODLE OO DHAMMAYSTAY 30 MAALMOOD OO TABABARRO IYO GACAN KAQABASHO AH ( TRAININGS & PRACTICAL )

ARDAYDA AYAA IYANA JAAMACADDA SOOL GUDDOONSIIYAY SHAHAADO SHARAF

SIDOKALE WAXAY SHAHADO SHARAF GUDDOONSIIYÈN DHIINKA KULLIYADA NURSING JAAMACADDA OO UAHAA KORMEERE ( SUPERVISOR)

Address

Hodan Naleye Street
Laascaanood

Opening Hours

Monday 06:00 - 13:00
16:00 - 20:00
Tuesday 06:00 - 13:00
16:00 - 20:00
Wednesday 06:00 - 13:00
16:00 - 20:00
Thursday 06:00 - 13:00
16:00 - 20:00
Saturday 06:00 - 13:00
16:00 - 20:00
Sunday 06:00 - 13:00
16:00 - 20:00

Telephone

+252634153497

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOOL University, Office of Student affairs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share