Real jr

Real jr Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Real jr, College & University, Faaa, Laascaanood.

Faarax  maxamed jaamac oo ku magac dheer faarax kolokolo  waa dayar ku  fiican ciyaarista kubada cagta Waxa uu la ciyaar...
27/03/2021

Faarax maxamed jaamac oo ku magac dheer faarax kolokolo waa dayar ku fiican ciyaarista kubada cagta
Waxa uu la ciyaaraa reerka labaad ee koooxaha ka dhisan magaalda laasacanod

Waxa uu ra jaynayaa inuu kamid noqdo xidigaha ugu caansan caalamka mar,uun Waxa uu ka ciyaaraa baasha midig waa ciyaartoy xawaarihiisu aad usareeyo
Soona jiita indhaha taageerayaasha faarax waxa uu noo sheegay hada inuu ka tirsanyahay kooxda Real team ee heerka labaad uuna yahay kabtanka kooxda
Waxa uu ku jiraa wakhtigii ugu wacnaa ee uu tayadiisa ku soo saarilahaa
Faarax daafacii ugu saamaynta badnaa ee uu lakulmo maxa uu magaciisa noogu sheegay cabdirisaaq nuur oo ku magac dheeraa qanciye ayna isku koox ahaayeen cajiib,

20/09/2020
16/09/2020

Address

Faaa
Laascaanood

Telephone

+252633330318

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Real jr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share