Ilays National University

Ilays National University The main activity of this organization is learning.

By providing high-quality and accessible learning opportunities, we will promote independence, responsibility, and professionalism. To remain responsive to student attitudes and interests; to provide educational, social, recreational, and cultural programs which complement, reflect, and respond to those interests; to continue to facilitate the social and intellectual development of the students an

d to provide a large quantity of quality and diversified programming at little or no cost to participants, with priority given to the local community.

18/05/2026

๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ (๐ˆ๐๐” ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ).

Hadiya oo ka mid ah ardayda dhigata Barnaamijka Luuqadda English-ka ee galabtii ee Jaamacadda Ilays, ayaa nala wadaagtay fariin kooban kadib markii ay si guul leh uga gudubtay heerka 2aad ee barashada luuqadda English-ka, isla markaana ay sii waddo diyaar garowga imtixaanka caalamiga ah ee IELTS.

16/05/2026

๐‡๐š๐๐š๐ฅ-๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ

Guddoomiyaha Jaamacadda Ilays Mudane ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ayaa hadal kooban ka jeediyey munaasabaddii Doorashada Midowga Ardayda Jaamacadda, isagoo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Midowga Ardayda, isla markaana ku adkeeyey inuu si hufnaan, daacadnimo iyo masuuliyad ku dheehan tahay ugu adeego ardayda, kana shaqeeyo xoojinta midnimada iyo horumarka guud ee ardayda Jaamacadda.

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š 2-๐š๐š๐ ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ
16/05/2026

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š 2-๐š๐š๐
๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ
16/05/2026

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐
๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ง ๐Š๐ฎ ๐’๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐šMaamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda Ilays waxay hambalyo iyo...
16/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ง ๐Š๐ฎ ๐’๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š

Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda Ilays waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan hoggaanka cusub ee ku guulaystay doorashadii ardayda ee qabsoontay habeenimadii xalay, kuna beegnayd 15-ka May 2026:
๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š: ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฑ๐š๐ค๐ข๐ข๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐.
๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š: ๐”๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ก๐š๐ฒ๐ซ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ.
Waxaan idiin rajaynaynaa hoggaan wanaagsan, wadajir, iyo horumar aad u horseeddaan dhammaan ardayda.

Sidoo kale, waxaan u mahadcelinaynaa musharrax ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ฑ oo muujiyey dulqaad, biseyl, iyo hal-adayg intii ay doorashadu socotay. Tartanka wanaagsan iyo ixtiraamka geeddi-socodka dimuqraadiyadeed waa astaan muhiim u ah hoggaan wanaagsan.

Ugu dambeyn, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐ข๐ ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐› ๐ช๐š๐š๐๐š๐ญ๐š๐ฒ qabsoomidda doorashadan, kuwaas oo si hufan, daacadnimo leh, iyo masuuliyad sare ku dheehan tahay uga shaqeeyey sidii ay doorashadu ugu dhici lahayd jawi nabdoon, cadaalad ah, isla markaana nidaamsan.

Hambalyo mar kale dhammaan ardayda Jaamacadda Ilays.

Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays
15/05/2026


Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays

๐Ÿ“ข Waxaa caawa qabsoomasa doorashada Golaha Fulinta Midowga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays (INUSA) 2026.

Doorashada ayey ardaydu ku dooranayan gudoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka midawga ardayda jaamacadda ummadda ilays. Waxayna musharrixiintu kusoo bandhigayaan aragtiyaha iyo qorshayaasha u taagan ee ay u qabanayaan ardayda iyo jaamacadda , waxaana la rajaynayaa inay ku dhacdo jawi hufan, caddaalad ah oo Xasilloon.

Waxaa lagu martiqaadayaa ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays iyo qaybaha kala duwan ee bulshada inay kasoo qayb galaan doorasha caawa si ay ula socdaan hannaanka doorashada iyo barnaamijyada musharrixiinta.

๐Ÿ“ Goobta: Rays Hotel
๐Ÿ•ก Waqtiga: Caawa 6:30 PM
๐Ÿ“… Taariikhda: 15-05-2026




๐‚๐ž๐ฅ๐ž๐›๐ซ๐š๐ญ๐ข๐ง๐  ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ข๐œ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐„๐ฑ๐œ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž๐ง๐œ๐žThe Senior class students enrolled in the ๐ˆ๐๐” ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ, consisting of...
15/05/2026

๐‚๐ž๐ฅ๐ž๐›๐ซ๐š๐ญ๐ข๐ง๐  ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ข๐œ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐„๐ฑ๐œ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž๐ง๐œ๐ž

The Senior class students enrolled in the ๐ˆ๐๐” ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ, consisting of ๐ญ๐ž๐š๐œ๐ก๐ž๐ซ๐ฌ, ๐ฉ๐ซ๐ข๐ง๐œ๐ข๐ฉ๐š๐ฅ๐ฌ, ๐๐จ๐œ๐ญ๐จ๐ซ๐ฌ, and ๐ž๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ from various ministries in the ๐๐จ๐ซ๐ญ๐ก๐ž๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐ง ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š, have successfully completed ๐๐ก๐š๐ฌ๐ž ๐Ž๐ง๐ž of the program after ๐Ÿ๐ข๐ฏ๐ž ๐ฆ๐จ๐ง๐ญ๐ก๐ฌ of intensive learning.

They have now progressed to Phase Two, where they will continue preparing for the internationally recognized IELTS examination.

To mark this milestone, the students organized a special appreciation dinner in honor of their instructors, ๐Ž๐ญ๐ข๐ž๐ง๐จ ๐’๐จ๐ฅ๐จ๐ฆ๐จ๐ง ๐๐š๐ฌ๐ก๐จ๐ง ๐š๐ง๐ ๐‚๐ž๐๐ซ๐ข๐œ ๐Š๐ข๐ฉ๐œ๐ก๐ฎ๐ฆ๐›๐š ๐‘๐ฎ๐ญ๐จ, in recognition of their dedication, commitment, and valuable contributions throughout the program.

In addition, ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ honored the instructors with certificates of appreciation for their outstanding service and the positive impact they have made in shaping successful students.

๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ remains committed to empowering communities through quality education and developing individuals who can compete globally.

๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐ฐ๐ข๐ฅ๐ฅ ๐ข๐ง๐ญ๐š๐ค๐ž ๐ง๐ž๐ฐ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌ ๐š๐ฌ ๐ฌ๐จ๐จ๐ง ๐š๐ฌ ๐ฉ๐จ๐ฌ๐ฌ๐ข๐›๐ฅ๐ž.

Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays
14/05/2026


Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays

Doorashada Midowga Ardayda INUSA 2026

Waxaa si rasmi ah uga mid ah musharrixiinta u taagan xilka Guddoomiye ku-xigeenka Midowga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays Omalkhayr Ali Yusuf.

Doorasho hufan, caddaalad ah, si nabadgelyo ah ku dhacda oo natiijada kasoo baxda lagu wada farxo ayaa qabanqaabadeeda lagu jiraa.

Waxaan u rajaynaynaa dhammaan musharrixiinta tartan wanaagsan iyo doorasho lagu wada farxo natiijadeeda.




๐‡๐š๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐“๐ก๐ž๐ฌ๐ข๐ฌ-๐ค๐š (๐“๐ก๐ž๐ฌ๐ข๐ฌ ๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐  ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐ฒ: ๐…๐ซ๐จ๐ฆ ๐‚๐จ๐ง๐œ๐ž๐ฉ๐ญ ๐ญ๐จ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐ž๐ญ๐ข๐จ๐ง)Jaamacadda Ilays waxay ogeysiinaysaa dhamm...
12/05/2026

๐‡๐š๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐“๐ก๐ž๐ฌ๐ข๐ฌ-๐ค๐š (๐“๐ก๐ž๐ฌ๐ข๐ฌ ๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐  ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐ฒ: ๐…๐ซ๐จ๐ฆ ๐‚๐จ๐ง๐œ๐ž๐ฉ๐ญ ๐ญ๐จ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐ž๐ญ๐ข๐จ๐ง)

Jaamacadda Ilays waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda heerka ugu dambeeya ee jaamacadaha (Final Year) iyo qof kasta oo xiisaynaya culuumta cilmibaadhista in uu furmayo tababar ku saabsan qorista iyo diyaarinta Thesis-ka, kaas oo ka qaybgalayaasha ka caawin doona fahamka habraaca cilmibaadnista laga bilaabo xulashada mawduuca ilaa dhammaystirka thesis-ka si xirfadeysan.

Qaybaha uu Tababarku Xooga Saarayo:
Module 1: Thesis Structure and Topic Formulation
Module 2: Chapter One โ€“ Introduction
Module 3: Chapter Two โ€“ Literature Review
Module 4: Chapter Three โ€“ Methodology
Module 5: Chapter Four โ€“ Data Presentation, Analysis and Interpretation
Module 6: Chapter Five โ€“ Discussion, Conclusion and Recommendations

Taariikhda Bilowga: 14 May 2026
Muddada: Saddex Toddobaad
Waqtiga: 6:30 PM โ€“ 9:00 PM

Wixii Faahfaahin ah Kala Xidhiidh:
063-4907703
063-4583235
090-7698000

Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays
12/05/2026

Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays

Doorashada Midowga Ardayda INUSA 2026

Waxaa si rasmi ah uga mid ah musharrixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Ilays National University Mudane Abdihakiim Abdinaasir Mohamud.

Doorasho hufan, caddaalad ah, si nabadgelyo ah ku dhacda oo natiijada kasoo baxda lagu wada farxo ayaa qabanqaabadeeda lagu jiraa.

Waxaan u rajaynaynaa dhammaan musharrixiinta tartan wanaagsan iyo doorasho lagu wada farxo natiijadeeda.




Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays
11/05/2026

Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays

Doorashada Midowga Ardayda INUSA 2026

Waxaa si rasmiya uga mid ah musharrixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays Mudane Abdiwaahid Yuusuf Jaamac.

Doorasho hufan, caddaalad ah, si nabadgelyo ah ku dhacda oo natiijada kasoo baxda lagu wada farxo ayaa qabanqaabadeeda lagu jiraa.

Waxaan u rajaynaynaa dhammaan musharrixiinta tartan wanaagsan iyo doorasho lagu wada farxo natiijadeeda.




Address

Dhinaca Waqooyi Ee Saldhigga Daami
Laascaanood

Opening Hours

Monday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00
Tuesday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00
Wednesday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00
Thursday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00
Friday 06:30 - 21:00
Saturday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00
Sunday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00

Telephone

+252633848913

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays National University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Ilays National University:

Share