Future Technology College

Future Technology College ๐Ÿ’ก ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐“๐ž๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐š ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐ฆ๐š๐š ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š๐ง!| ๐ŸŽ“ Baro โ€“ Shaqee โ€“ Guulayso. computer training

EXAM COMPUTER APPLICATION MID KAMIDA FASAADA XARUNTA BARASHADA CONPUTERKA EE FUTURE OO XALAY U FADHIISTAY FINAL EXAMKII ...
28/12/2025

EXAM COMPUTER APPLICATION

MID KAMIDA FASAADA XARUNTA BARASHADA CONPUTERKA EE FUTURE OO XALAY U FADHIISTAY FINAL EXAMKII BISHA 12AAD.
SIDOO KALE WAXAA LAGU WAR GALINAYAA DHAMAAAN BAHDA JECEL WAXBARASHADA IN XARUNTU QADAN DOONTO FASALO CUSUB.
TIRADA ARDAYDA LAQADANYO WAY KOOBAN YIHIIN FADLAN HORAY UGAADH XARUNTA SI AAD UGA MID NOQOTO ARDAYDA KA FAAIDAYSTA FURSADAAS.

19/09/2025

๐ŸŽฅโœจ ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š โ€“ ๐…๐“๐‚ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐š๐š๐
๐ŸŽ“ Xafladda maanta waxa lagu muujiyey dhoolla-caddeyn, sacab iyo farxad aan la qiyaasi karin.
๐Ÿ™Œ Qoysas, asxaab iyo marti sharaf Leh ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda, iyagoo la wadaagay guusha iyo damaashaadka ardayda.

๐Ÿ‘ ๐…๐“๐‚ waxay ku faraxsan tahay inay ardayda guuleysatay ku abaalmariso shahaado sharaf Anfacaysa mustaqbalkooda.

๐Ÿ“ธ Daawo muuqaalkan oo muujinaya qayb ka mid ah farxadda iyo saamiga bulshada ee xafladda qalin-jabinta.

๐ŸŽ“ ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š โ€“ ๐…๐“๐‚ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐š๐š๐๐Ÿ“œ Ardayda maanta shahaadada la guddoonsiiyey waa kuwii dadaalka, dulqaadka...
18/09/2025

๐ŸŽ“ ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š โ€“ ๐…๐“๐‚ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐š๐š๐
๐Ÿ“œ Ardayda maanta shahaadada la guddoonsiiyey waa kuwii dadaalka, dulqaadka iyo hal-abuurka ku muujiyey waxbarashadooda.
๐Ÿ‘ Gacmo furan iyo hambalyo ayaa lagu maamuusay, iyadoo shahaadadu astaan u tahay guusha iyo bilowga wajiyo cusub oo noloshooda ah.
โœจ ๐…๐“๐‚ waxa ay ku faanaysaa inay bulshada ku darsato arday aqoon iyo xirfad leh, diyaar u ah suuqa shaqada iyo hal-abuurka mustaqbalka.
๐Ÿ“ธ ๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š.

๐ŸŽ‰ ๐—๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐š๐›๐ข๐ง๐ญ๐š โ€“ ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž (๐…๐“๐‚) ๐ŸŽ“โœจ Maanta waxaa si rasmi ah Noogu Qabsoontay Xafladda ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐...
18/09/2025

๐ŸŽ‰ ๐—๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐š๐›๐ข๐ง๐ญ๐š โ€“ ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž (๐…๐“๐‚) ๐ŸŽ“
โœจ Maanta waxaa si rasmi ah Noogu Qabsoontay Xafladda ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐ŸŽ๐š๐š๐ Ee ardayda ka qalin-jabisay ๐…๐“๐‚ Laascaanood.
๐Ÿ’ป Ardaydani waxay ku hamiyeen, ku dadaaleen, kuna guuleysteen xirfadaha
๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ, ๐„-๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ž๐ซ๐œ๐ž, ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ˆ๐“ ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ.
๐Ÿ‘ Hambalyo dhammaan qalin-jabiyeyaasha โ€“ guushiinu waa taariikhda ๐…๐“๐‚ iyo iftiinka bulshada.
๐Ÿ“ธ ๐–๐š๐š ๐๐š๐ฒ๐› ๐Š๐š๐ฆ๐ข๐ ๐€๐ก ๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐๐๐š.

Address

Gadaasha Xarunta Telesom
Laascaanood
252

Telephone

+252634341602

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Future Technology College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Future Technology College:

Shortcuts

Share