Qudus University - Las Anod Campus

Directions Website Contact the university

Qudus University - Las Anod Campus Qudus University – Las Anod Campus
Accredited Degrees & Diplomas in Computer Science, Engineering, Health, Business, and more.

Multi-campus institution 🇸🇴 committed to Quality, Access, and Innovation in higher education.

📢 𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛Jaamacadda Qudus waxay si rasmi ah u shaacisay furitaanka diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-aka...
01/08/2026

📢 𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛
Jaamacadda Qudus waxay si rasmi ah u shaacisay furitaanka diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-akadeemiga 2026–2027.

🎓 13 Kulliyadood oo casri ah

🏫 4+ Xarumaha Jaamacadda waxay ku yaallaan magaalooyinka:
📍 Muqdisho
📍 Laascaanood
📍 Boosaaso
📍 Jalalaqsi

📝 Isdiiwaangeli hadda si aad u hesho fursad waxbarasho tayo leh oo mustaqbalkaaga dhiseysa.

📲𝐀𝐩𝐩𝐥𝐲 𝐍𝐨𝐰;

📞 ++252 61 9636930

𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮 : http://wa.me/+252904126533

𝐁𝐨𝐬𝐚𝐚𝐬𝐨 :
http://wa.me/+252907685938

𝐉𝐚𝐥𝐚𝐥𝐚𝐪𝐬𝐢: http://wa.me/+252615155799

𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝: http://wa.me/+252634493975



#𝐔𝐧𝐝𝐞𝐫𝐠𝐫𝐚𝐝𝐮𝐚𝐭𝐞𝐬
#𝐏𝐨𝐬𝐭𝐠𝐫𝐚𝐝𝐮𝐚𝐭𝐞𝐬
.

30/07/2026

HAMBALYO SANAD-GUURO WACAN

30/07/2026

HAMBALYO SANAD-GUURO WACAN

Maamulka, Macallimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Qudus University waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan hoggaanka iyo shacabka Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya munaasabadda Sanad-guurada 30-ka Luulyo 2026.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu dalka iyo dadkaba ku galladeeyo nabad, horumar iyo barwaaqo.

Hambalyo Sanad-guuro Wacan!
30 July 2026

HAMBALYO SANAD-GUURO WACANMaamulka, Macallimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Qudus University waxay hambalyo iyo bogaadin u...
30/07/2026

HAMBALYO SANAD-GUURO WACAN

Maamulka, Macallimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Qudus University waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan hoggaanka iyo shacabka Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya munaasabadda Sanad-guurada 30-ka Luulyo 2026.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu dalka iyo dadkaba ku galladeeyo nabad, horumar iyo barwaaqo.

Hambalyo Sanad-guuro Wacan!
30 July 2026

Thesis Defense 2025–2026Waxaa si guul leh u qabsoomay difaaca Thesis-ka ee ardayda Heerka Koowaad (Bachelor's Degree) ee...
19/07/2026

Thesis Defense 2025–2026

Waxaa si guul leh u qabsoomay difaaca Thesis-ka ee ardayda Heerka Koowaad (Bachelor's Degree) ee Kuliyadda Health Science, Qudus University – Laascaanood Campus.

Hambalyo dhammaan ardaydii guusha gaadhay. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waara.

🇸🇴🎉 Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed 🎉🇸🇴Maanta waa maalin weyn oo ku suntan taariik...
30/06/2026

🇸🇴🎉 Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed 🎉🇸🇴

Maanta waa maalin weyn oo ku suntan taariikhda ummadda Soomaaliyeed. Waa maalintii ay midoobeen labada gobol ee Soomaaliyeed, laguna aasaasay Jamhuuriyadda Soomaaliya 1-dii Luulyo 1960.

Qudus University waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Maalintani waxay astaan u tahay midnimo, waddaniyad, horumar iyo rajada mustaqbal wanaagsan oo ay dhisayaan jiilasha aqoonta leh.

Ilaahay ha dhowro Soomaaliya, hana ku gallado nabad, barwaaqo iyo horumar waara.

🇸🇴 Hambalyo 1-da Luulyo!
🇸🇴 Hambalyo Maalinta Midnimada Soomaaliyeed!












GUUL AYAAN IDIIN RAJAYNAYNAA DHAMMAAN ARDAYDA IMTIXAANKA SHAHAADIGA EE FASALKA 12AAD.Qudus University waxay hambalyo iyo...
20/06/2026

GUUL AYAAN IDIIN RAJAYNAYNAA DHAMMAAN ARDAYDA IMTIXAANKA SHAHAADIGA EE FASALKA 12AAD.

Qudus University waxay hambalyo iyo dhiirrigelin u diraysaa dhammaan ardayda u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12aad. Waxaan idiin rajaynaynaa xasillooni, kalsooni, dadaal miro-dhal ah iyo natiijooyin wanaagsan.

Mustaqbalkiinna aqooneed maanta ayuu ka bilaabanayaa. Ku kalsoonaada dadaalkiinna, Alle talo saarta, hana niyad jabina.

Guul iyo gobannimo ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.















13/06/2026

Difaacashada Buugaagta Ardayda Bachelors ee Jaamacadda Qudus university, faraceeda Laascaanood, gaar ahaan Kuliyadda Health Sciences.
📅 15 June 2026

#𝐔𝐧𝐝𝐞𝐫𝐠𝐫𝐚𝐝𝐮𝐚𝐭𝐞𝐬
#𝐓𝐡𝐞𝐬𝐢𝐬𝐃𝐞𝐟𝐞𝐧𝐬𝐞2026
#𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞𝐬

12/06/2026

Address

Near Argada Shuhudada Road Two
Laascaanood

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qudus University - Las Anod Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Qudus University - Las Anod Campus:

Shortcuts

Share