08/07/2026
Qaybta 2-aad | Proposal Defense
Waxaan idiin soo gudbineynaa sawirrada Qaybta 2-aad ee ardayda si guul leh u difaacanaysa Proposal-kooda, taas oo ka mid ah marxaladaha muhiimka ah ee safarka tacliimeed.
Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda guul iyo horumar, waxaana u mahadcelineynaa macallimiinta iyo guddiga qiimeynta dadaalkooda iyo doorkooda hagidda ardayda.
Hambalyo dhammaan ardayda! Waxaan idiin rajeyneynaa guul iyo horumar joogto ah.👏📚