Plasma University Marka Cadey

Plasma University Marka Cadey 20 Sano Halabuur Iyo Baahin Waxbarasho
Plasma University, Merca Campus

Dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynayaa ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป....
17/02/2026

Dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynayaa ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป. ๐ŸŒ™

Bishii Naxariista , Samafalka, Sabarka, iyo dhammaan Acmaasha Wanaagsan.๐Ÿคฒ


Waxaa si habsami leh u socda Imtixaanka Finalka ( Mid-Term Exam ) Semester-ka Kowaad sanad Waxbarasheedka 2025-2026 ee J...
19/01/2026

Waxaa si habsami leh u socda Imtixaanka Finalka ( Mid-Term Exam ) Semester-ka Kowaad sanad Waxbarasheedka 2025-2026 ee Jaamacadda Plasma Xarunta MCU

Guul Ardayda



Hampalyo hampalyo
31/12/2025

Hampalyo hampalyo

27/12/2025

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป
Dhammaan ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ท๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ Sanadkaan ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ waxaan ku wargelineynaa in Xafladda ay ku asteysan tahay Maalinta Arbacada oo ay taariikhdu tahay ๐Ÿฏ๐Ÿญ/๐——๐—ฒ๐—ฐ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.

Hoos ka wac ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ama ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ oo dheh ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ Maalintaada Qalinjebinta.



ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู€ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ                Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacada Plasma   waxey ...
26/12/2025

ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู€ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ
Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacada Plasma waxey halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Ardeyadeena Hibo Farah Abdulle iyo Aabe Farah Abdulle iyo Qoyska , Geerida Xanuunka badan ee Caawo ku timid Hooyo Ardo Ibrahim oo ku geeriyotey Magaalada Mogadishu
๐˜•๐˜ข๐˜น๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜ช๐˜ด๐˜ต๐˜ข ๐˜‘๐˜ข๐˜ฏ๐˜ฏ๐˜ฐ ๐˜ˆ๐˜ญ๐˜ญ๐˜ฆ ๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ธ๐˜ข๐˜ณ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ช๐˜บO
Jannatul Firdowsana Alle ha ka waraabiyo. Waxaan Eebbe uga baryeynaa inuu ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii ey ka baxdey dhammaantood siiyo samir iyo iimaan.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Waxaa si rasmi ah u soo Gabagaboobay Imtixaanka Dhexe (๐— ๐—ถ๐—ฑ ๐—ง๐—ฒ๐—ฟ๐—บ ๐—˜๐˜…๐—ฎ๐—บ) ee kulliyadaha kala duwan Jaamacadda Plasma Univer...
01/12/2025

Waxaa si rasmi ah u soo Gabagaboobay Imtixaanka Dhexe (๐— ๐—ถ๐—ฑ ๐—ง๐—ฒ๐—ฟ๐—บ ๐—˜๐˜…๐—ฎ๐—บ) ee kulliyadaha kala duwan Jaamacadda Plasma University Marka Cadey , Semister-ka Koowaad Sannad Waxbarasheedka 2025 - 2026.

 Qaar Ka mid ah Ardeyda jaamacada Plasma Xarunteda Marka gaar ahaan Ardayda Kulliyadda Public Health waxay fuliyeen olol...
11/11/2025



Qaar Ka mid ah Ardeyda jaamacada Plasma Xarunteda Marka gaar ahaan Ardayda Kulliyadda Public Health waxay fuliyeen olole wacyigelin ah oo ku saabsan nadaafadda iyo deegaanka, oo loogu talagalay dadka barakacyaasha ee ku nool Duleedka Magaalada
Barnaamijkan wuxuu qayb ka yahay dadaallada lagu dhisayo bulsho caafimaad qabta oo nadiif ah.

Nadaafaddu waa caafimaad! ๐ŸŒฟ

Mahadsanidin dhammaan ardayda, macallimiinta dadaalka ku bixiyay! ๐Ÿ‘





๐ŸŽ“ Maamulka Jaamacadda Plasma Xarunteeda Marka oo Booqasho Ku Tagay Faraca Cusub ee Plasma Qoryooley halkaas oo ay kula k...
09/11/2025

๐ŸŽ“ Maamulka Jaamacadda Plasma Xarunteeda Marka oo Booqasho Ku Tagay Faraca Cusub ee Plasma Qoryooley halkaas oo ay kula kulmeen ardayda cusub ee Xarunta Qoryooley

Booqashadan ayaa ahayd mid lagu dhiirrigelinayo ardayda cusub, laguna xoojinayo howlaha waxbarasho iyo maamulka guud ee jaamacadda, si loo hubiyo in tayada waxbarasho ee Plasma ay mid ahaato dhammaan faracyada dalka.

Maamulka ayaa sidoo kale ku boorriyey ardayda inay dadaal iyo hufnaan muujiyaan, iyagoo ballan qaaday taageero buuxda oo dhinac walba ah.




๐—œ๐˜€ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป-๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐˜๐—ฎ๐—ฎ!Jaamacadda Plasma waxaa ay ugu bishaaraynaysaa dhammaan Bulshada Soomaliyeed gaar...
08/11/2025

๐—œ๐˜€ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป-๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐˜๐—ฎ๐—ฎ!

Jaamacadda Plasma waxaa ay ugu bishaaraynaysaa dhammaan Bulshada Soomaliyeed gaar ahaan Ardayda dhammaysatay Waxbarashada heerka kowaad ee Jaamacadda, in ay weli furantahay diiwaangelinta Ardayda Cusub ee Kolleejka Daraasaadka sare ee Jaamacadda Plasma.

si aad isu diwaangeliso guji
https://plasma-university.maxapex.net/apex/f?p=1114:9666
Kala Xariir :- +252615195060 / +252615334544

.
.
.

   Ardayda BPH Semester V Jamacada Plasma Xarunteda Marko ayaa qabtay tababar muhiim ah oo ujeedkisu yahay Aqoon korarsi...
21/10/2025



Ardayda BPH Semester V Jamacada Plasma Xarunteda Marko ayaa qabtay tababar muhiim ah oo ujeedkisu yahay Aqoon korarsi iyo Wacyigelin.

Tababarkan wuxuu qayb ka yahay barnaamijka kor u qaadaya fahamka ardayda ee caafimaadka bulshada, gaar ahaan ka hortagga iyo wacyigelinta cudurrada faafa.

Ardaydu waxay soo bandhigeen aqoon, cilmi, iyo dadaal weyn oo lagu horumarinayo caafimaadka bulshada.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ardayda iyo macallimiinta ka qeyb qaatay tababarkan guuleystay.



ูŽ  ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู€ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ                Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacadda Plasma ee M...
02/10/2025

ูŽ ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู€ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ
Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacadda Plasma ee Marka Campus waxey halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Ustaad Abdifatah Mohamed Jeylani iyo Qoyska ,Geerida Xanuunka badan ee maanta ku timid Aabe Mohamed Jeylani oo ku geeriyodey Dalka Sweden

๐˜•๐˜ข๐˜น๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜ช๐˜ด๐˜ต๐˜ข ๐˜‘๐˜ข๐˜ฏ๐˜ฏ๐˜ฐ ๐˜ˆ๐˜ญ๐˜ญ๐˜ฆ ๐˜ฉ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ธ๐˜ข๐˜ณ๐˜ข๐˜ข๐˜ฃ๐˜ช๐˜บO

Address

Merca

Opening Hours

Monday 08:00 - 05:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 05:00
Thursday 08:00 - 05:00
Friday 08:00 - 05:00
Saturday 08:00 - 05:00
Sunday 08:00 - 05:00

Telephone

+252615859504

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Plasma University Marka Cadey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Plasma University Marka Cadey:

Shortcuts

Share