05/06/2026
πΏπ JIMCO WANAAGSAN ππΏ
Alxamdulillaah, waxaan gaarnay maalin kale oo Jimco ah, maalinta ugu fadliga badan toddobaadka.
Aan ku dadaalno ducada, akhriska Qurβaanka Kariimka ah, iyo saliga Nabigeenna suuban Muxamed ο·Ί.
"Ψ₯ΩΩΩΩ Ψ§ΩΩΩΩΩΩ ΩΩΩ
ΩΩΩΨ§Ψ¦ΩΩΩΨͺΩΩΩ ΩΩΨ΅ΩΩΩΩΩΩΩ ΨΉΩΩΩΩ Ψ§ΩΩΩΩΨ¨ΩΩΩΩ Ϋ ΩΩΨ§ Ψ£ΩΩΩΩΩΩΨ§ Ψ§ΩΩΩΨ°ΩΩΩΩ Ψ’Ω
ΩΩΩΩΨ§ Ψ΅ΩΩΩΩΩΨ§ ΨΉΩΩΩΩΩΩΩ ΩΩΨ³ΩΩΩΩΩ
ΩΩΨ§ ΨͺΩΨ³ΩΩΩΩΩ
ΩΨ§"
Ψ§ΩΩΩΩ
Ψ΅Ω ΩΨ³ΩΩ
ΩΨ¨Ψ§Ψ±Ω ΨΉΩΩ ΩΨ¨ΩΩΨ§ Ω
ΨΩ
Ψ― ο·Ί πΏβ€οΈ
Awballe Primary & Secondary School wuxuu dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaa Jimco wanaagsan iyo maalin kheyr badan. π€²β¨