BCE01 Civil engineering Simad University

BCE01 Civil engineering Simad University Hadaf keenu waa Dhisida Dhismaha Dhulkeena

03/06/2019

Ciid Wanaagsan dhamaan Umadda Muslimiinta ah gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed, Allah ha innaga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee bisha Ramadan.

Ciidan ciideedana nagu gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo.


Waxa farxad noo ah in aan kugu fasal noqono Eng Hafsa Abdurahman Mohamed waxa marqaati ka wada nahay in aad tahay gabar ...
23/05/2019

Waxa farxad noo ah in aan kugu fasal noqono Eng Hafsa Abdurahman Mohamed waxa marqaati ka wada nahay in aad tahay gabar karti leh aadna tahay boqorada fasalka, kuliyada, Jaamacada inaa wax kula barano farxad aad uweyn waliba aan inta nolosheena ka dhiman ku faani doono ayee noo tahay hada nahay aad ayaa unasiib badanahay dhamaanten hada fasal kula dhiganay.
waaa dhisida dhismaha dalkeena👌👌💯💯

Wax walba oo bilaaw leh qasab waxa ah iney dhamaadan haddi aa nahay   waxa guul noo ah kuna faraxsanahay safarki aan soo...
23/05/2019

Wax walba oo bilaaw leh qasab waxa ah iney dhamaadan haddi aa nahay waxa guul noo ah kuna faraxsanahay safarki aan soo bilaawnay Sep/2015 ayaa ku dhaw dhamaad, 21/May/2019 maalinti udambesay aan fasal wada fadhisano dhamanten. Alhamdullilah.

Waxaan bogaadin iyo hambalyo udirine Bahweynta Jaamacada SIMAD. Anako kala qeyb qadaneno Sanad guurada 19 Sano howlsha q...
05/11/2018

Waxaan bogaadin iyo hambalyo udirine Bahweynta Jaamacada SIMAD. Anako kala qeyb qadaneno Sanad guurada 19 Sano howlsha quruxda badan ay bulshada qabaneysay. Anakoo Ah ardayda jaamacada gaar ahaan kuliyada Handasada Qeybteeda Dhismaha ahna Ardayda ugu horeeysa qeybta dhismaha ee Jaamacada SIMAD. Farxad ayee noo tahay inaa kamid nahay qoyskaan quruxda badan haddi aa nahay BCE01. Waxa leenahay Qoyskeena Labaad ee jaamacada SIMAD. Sanad guuro wacan.

Happy anniversary SIMAD University
19 years of serving the nation since nov 6, 1999- 2018





Thanks Designer Eng Abdisamad Mohamed Yousuf "Eng Sama"

A work started for us early this week we are having practice for engineering surveying that we are doing our efforts to ...
31/01/2017

A work started for us early this week we are having practice for engineering surveying that we are doing our efforts to do well this course
Alxamdulillah the job is going to finish soon in sha Allah

MAALMIHII ADKAA WEY IDLAADEENAlx for every thingSemester three came to an end
08/01/2017

MAALMIHII ADKAA WEY IDLAADEEN
Alx for every thing
Semester three came to an end

Asxaabta BCE01 OO DIYAAR garoow u bilaabmay imtixnka Oo inagu soo food leh aawadeed By  moallim hussein thanks engnere f...
26/12/2016

Asxaabta BCE01 OO DIYAAR garoow u bilaabmay imtixnka Oo inagu soo food leh aawadeed
By moallim hussein thanks engnere for everything

Address

Mogadishu
Mogadish
WADADAWARSHADHA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BCE01 Civil engineering Simad University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to BCE01 Civil engineering Simad University:

Share