Faculty of Political Science & Public Administration - Mogadishu University

  • Home
  • Somalia
  • Mogadisho
  • Faculty of Political Science & Public Administration - Mogadishu University

Faculty of Political Science & Public Administration - Mogadishu University Welcome to Faculty of Political Science and Public Administration. The official Page of Faculty of Political Science and Public Administration.

(MU)
HOPE OF SOMALIA "Towards A Better Future". The Faculty of Political Science and Public Administration was established in 2004 and is Somaliโ€™s first Faculty specialized in Political Science, Public Administration and International Relations. then, the Faculty has graduated 16 Batches, who now play critical roles in Politics, Public Administration, International Organizations, and many other fields.

Waxaa inoo qabsoomay kulan khibrad wadaag ah, oo ay kasoo qeyb galeen qaar ka mid ardayda sanadka afaraad ee Kulliyadda ...
30/04/2026

Waxaa inoo qabsoomay kulan khibrad wadaag ah, oo ay kasoo qeyb galeen qaar ka mid ardayda sanadka afaraad ee Kulliyadda loogana doodayay "Sida uu yahay xaalka suuqa shaqada Soomaaliya iyo xirfada looga baahan yahay".

Adam Osman Mohamed oo ah HR practitioner, kana mid ah qalin-jabiyaasha Kulliyadda ayaa qibradiisa la wadaagay ardayda.

Inaga oo kaa shaneyna Shabakadda ARIJ , waxaan qaban kulan aqoon is weydaarsi ah oo lagu gorfeynayay manhajka Arij ee hu...
28/04/2026

Inaga oo kaa shaneyna Shabakadda ARIJ , waxaan qaban kulan aqoon is weydaarsi ah oo lagu gorfeynayay manhajka Arij ee hubinta xogaha (Fact-Checking).
Barnaamijkan waxaa ka qeyb galay ardaydeena dhigata saxaafadda oo si qota dheer uga dooday tabaha lagu hubiyo xogaha.

Waxaan u mahadcelineynaa shabakadda Arij, AFCN iyo ustaad Ahmed Mahrus oo doodda fududeeya ka ahaa.

Kulliyadda Culuumta Siyaasadda iyo Maamulka Guud ee Jaamacadda Muqdisho iyo Shabakadda ARIJ waxa ay ardayda saxaafadda d...
23/04/2026

Kulliyadda Culuumta Siyaasadda iyo Maamulka Guud ee Jaamacadda Muqdisho iyo Shabakadda ARIJ waxa ay ardayda saxaafadda dhigata ku casuumayaan tababar ku saabsan hubinta macluumaadka (Fact-Checking) oo hab online ah ku bixidoona Axad 26 April 2026, saacadda 07:00 - 09:00 fiidnimo. Qofkii daneynaya waxa uu ku soo biiri karaa whatsapp group kan hoose.
๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/JOpIp6QVPm8Je9TsLDrs0E?mode=gi_t

ูƒู„ูŠุฉ ุงู„ุณูŠุงุณุฉ ูˆุงู„ุฅุฏุงุฑุฉ ุงู„ุนุงู…ุฉ ุจุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ ูˆุดุจูƒุฉ ARIJ ุชุฏุนูˆุงู† ุทู„ุงุจ ุงู„ุตุญุงูุฉ ูˆุงู„ุฅุนู„ุงู… ู„ุญุถูˆุฑ ุฏูˆุฑุฉ ุนุจุฑ ุงู„ุฅู†ุชุฑู†ุช ุญูˆู„ "ุฏู„ูŠู„ ุฃุฑูŠุฌ ู„ุชุฏุฑูŠุณ ุชุฏู‚ูŠู‚ ุงู„ู…ุนู„ูˆู…ุงุช (Fact-Checking)"ุŒ ูˆุงู„ุชูŠ ุณุชุนู‚ุฏ ูŠูˆู… ุงู„ุฃุญุฏ 26 ุฃุจุฑูŠู„ 2026ุŒ ู…ู† ุงู„ุณุงุนุฉ 07:00 ุฅู„ู‰ 09:00 ู…ุณุงุกู‹. ูŠู…ูƒู†ูƒู… ุงู„ุงู†ุถู…ุงู… ุฅู„ู‰ ู…ุฌู…ูˆุนุฉ ุงู„ูˆุงุชุณุงุจ ู…ู† ุฎู„ุงู„ ุงู„ุฑุงุจุท ุฃุฏู†ุงู‡.
๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/JOpIp6QVPm8Je9TsLDrs0E?mode=gi_t

Waxaa shalay noo qabsoomay kulan khibrad-wadaag ah oo ay soo agaasimeen wakiillada Kulliyadda ee Ururka Ardayda Jaamacad...
16/04/2026

Waxaa shalay noo qabsoomay kulan khibrad-wadaag ah oo ay soo agaasimeen wakiillada Kulliyadda ee Ururka Ardayda Jaamacadda (UMUS) Kulankaas oo diiradda lagu saaray sida qofku u samaysan karo sumad u gaar ah oo lagu aqoonsado (Personal Brand).

Intii uu socday kulanka, ardayda waxa khibraddiisa la wadaagay saxafi Hussein Mohamed, oo ka mid ah qalin-jabiyaasha Kulliyadda, isla markaana ka soo shaqeeyay wakaalado warbaahineed oo caalami ah.

28/03/2026

Join us in welcoming prof. Serra M. Hakyemez to Mogadishu University as a visiting professor from University of Minnesota (Spring 2026).
Serra M. Hakyemez is an assistant professor in the Department of Anthropology and the Institute for Global Studies at the University of Minnesota.
For more information, you can visit the link below: https://cla.umn.edu/about/directory/profile/hakyemez

Waxaa farxad inoo ah inaan agaasino kulan aqoon isweydaarsi ah oo ciwaankiisu yahay Teknoolojiyadda Casriga ah iyo Diblu...
12/02/2026

Waxaa farxad inoo ah inaan agaasino kulan aqoon isweydaarsi ah oo ciwaankiisu yahay Teknoolojiyadda Casriga ah iyo Diblumaasiyadda.

Kullanka waxaa marti ku ah mudane Ali Abdi Ali Hoshow oo ah Lataliyaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Masar.

Goobta: Xarunta Daraasaadka sare
Xeliga: Isniin, 16 February, 2026.

Waa qayb ka mid ah sawirrada ardaydeyna oo si firfircoon uga qayb galay Shirweynaha Aqoonisweydaarsiga Sannadlaha ah ee ...
12/12/2025

Waa qayb ka mid ah sawirrada ardaydeyna oo si firfircoon uga qayb galay Shirweynaha Aqoonisweydaarsiga Sannadlaha ah ee 12aad ee Cilmibaarista Soomaaliyeed, kaas oo shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. .

Waa qaar ka mid ah ardaydeena oo ka qeyb galay Shirweynihii 2-aad ee Aqoonsiga Qaranka Soomaaliyeed, kaasi oo ay soo aga...
25/11/2025

Waa qaar ka mid ah ardaydeena oo ka qeyb galay Shirweynihii 2-aad ee Aqoonsiga Qaranka Soomaaliyeed, kaasi oo ay soo agaasintay Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA).

17/11/2025
๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ Tรผrkiye Burslarฤฑ Cabdifitaax Maxamed Cali iyo Raaqiya Cabdullaahi Abuukar oo ...
30/09/2025

๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ Tรผrkiye Burslarฤฑ

Cabdifitaax Maxamed Cali iyo Raaqiya Cabdullaahi Abuukar oo kamid ah ardayda dufcadda 25aad ee Kulliyadda ayaa ku guuleystay minxada caalamiga ah ee Turkiga 2025-2026.

Qaar ka mid ah ardaydeyna Saxaafadda iyo Warbaahinta ayaa soo idleystay tababar todobaad ah uu bixinayay Machadka Warbaa...
26/09/2025

Qaar ka mid ah ardaydeyna Saxaafadda iyo Warbaahinta ayaa soo idleystay tababar todobaad ah uu bixinayay Machadka Warbaahinta Aljazeera.

Tabarkan oo ay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed martigalisay waxaa lagu baranayay koorsooyinka kala ah Mobile Journalism, Digital Storytelling iyo Writing Visual.

Waxaan machadka Jazeera uga mahadcelineynaa dadaal kooda ku aadan horumarinta saxaafadda Soomaaliya.

Address

Ex Control Afgoye
Mogadisho
SO

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252615443504

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Political Science & Public Administration - Mogadishu University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Political Science & Public Administration - Mogadishu University:

Share