28/06/2025
๐ Kusoo biir Kuliyadda Kumbuyuutarka โ Jaamacadda Benadir
Kulliyadda Computer Science & IT ee Jaamacadda Benadir diiradda saartaa diyaarinta arday xirfad leh oo la jaanqaadi kara baahida suuqyada shaqada ee maanta iyo mustaqbalka.
Waxaan bixinaa manhaj casri ah oo ka tarjumaya horumarka tiknoolajiyadda, si ardaydeenu u helaan aqoon, karti, iyo faham dhammaystiran oo ay kaga qayb qaadan karaan horumarinta bulshada iyo suuqa shaqada.
๐ Isdiiwaangelinta ardayda cusub waa furan tahay.
Fadlan booqo mid ka mid ah xarumaha hoos ku xusan si aad isu diiwaangeliso:
๐ Dr. Addow โ Sei Piano
๐ Dr. Shahiid โ KM13
๐ Dr. Shurie โ Ex-Control Balcad