FECO Students' Association

FECO Students' Association Official Page of Faculty of Economics Students' Association. Simad University

27/06/2023

Bismillah

Mamulka, macalimiinta, Hogaanka ardayda iyo Guud ahaan ardayda Feco wexee hambalyo udiriyaan dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan umadda Somaliyeed munaasabadda Ciid Al-Adhxa.
Allh naga Aqbalo acmashi iyo ducoyinkii aasamaynay bishaan.

---------------------------------------------
Fecosa Office
[email protected]

23/06/2023

Bismillah.

Dhamaan bulshada somaliyeed, gaar ahaan reer Simad waxaa ogaysinaynaa in page keeni h**e akasoo guurnay, cilad kajirto awgeed sidaas darteed halkeen Ayaa iskula wadaagi donaa waxkasto.

Official page of FECO Students' Association ❤️Let's follow and like 👍
23/06/2023

Official page of FECO Students' Association ❤️
Let's follow and like 👍

Bismillah Ardayda kuliyada culuumta  dhaqaalaha ayaa june/6/2023 waxeey xaflad sagootin iyo soo dhaweyn usameyay Dean ki...
08/06/2023

Bismillah
Ardayda kuliyada culuumta dhaqaalaha ayaa june/6/2023 waxeey xaflad sagootin iyo soo dhaweyn usameyay Dean kii h**e ee kuliyada ustaad Abdinur Ali Mohamed iyo Dean ka cusub ee kuliyada dhaqaaha Ustaad Dahir Abdi Ali.

20/05/2023

Gudoomiyaha ardayda kuliyada dhaqaalaha abdisalam mumin Taakow oo shalay casumay labada team ee kusoo kala guuleystay dhaqanka iyo sportska.

Gudomiyaha sidookle wuxu umahadnaqay labada team ee guusha soo hoyay iyo qof walbo kuliyada katirsan oo waqti galiyay guushaas.

18/05/2023

Muqaal yar oo soo koobayo bandhigii aan soo bandhignay todobadka dhaqanka ee jamacada Simad.

Feco Family.
17/05/2023

Feco Family.

Sakarie Abdiwali Barbe oo ahaa gool hayihii u ciyarayay kulliyada ayaa ku guuleytay Gool Hayaha ugu wanagsan tartanka ku...
17/05/2023

Sakarie Abdiwali Barbe oo ahaa gool hayihii u ciyarayay kulliyada ayaa ku guuleytay Gool Hayaha ugu wanagsan tartanka kubada cagta ee Todobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIMAD.
------------------------------------------------
Fecosa

Tartanka Kubadda Cagta waxa aan ku guuleysanay kaalinta 1-aad , Hamabalyo.  --------------------------------------------...
17/05/2023

Tartanka Kubadda Cagta waxa aan ku guuleysanay kaalinta 1-aad , Hamabalyo.
------------------------------------------------
Fecosa

Dahaba Mohamuud Mohamed ayaa ku guleystay tartanka farshaxanka. Hambalyo. ----------------------------------------------...
17/05/2023

Dahaba Mohamuud Mohamed ayaa ku guleystay tartanka farshaxanka. Hambalyo.

------------------------------------------------
Fecosa

Gulet Ali Farah oo kamid ahaa teamka dhaantada Feco ahne hogaamiyaha teamkaas Ayaan kuguulestay dhaanteyihii ugu fiicnaa...
17/05/2023

Gulet Ali Farah oo kamid ahaa teamka dhaantada Feco ahne hogaamiyaha teamkaas Ayaan kuguulestay dhaanteyihii ugu fiicnaa inta uu socday isbuuca dhaqanka ee Jamcadda Simad. Hambalyo!

--------------------------------------------------
Fecosa

Tartanka badhig dhaqamedka waxaan ku guuleysanay kalinta 1-aad . Taas oo noqoneyso in sanadkii labaad aan ku guuleysanen...
17/05/2023

Tartanka badhig dhaqamedka waxaan ku guuleysanay kalinta 1-aad . Taas oo noqoneyso in sanadkii labaad aan ku guuleysaneno , hambalyo Feco.

-----------------------------------------------
Fecosa

Address

Xamarjadiid Warshadaha
Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FECO Students' Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to FECO Students' Association:

Share