03/09/2026
🎓 Ku Soo Dhawoow Kulliyadda Dacwada iyo Usuuluddiin
Jaamacadda Daar Al-Uluum waxay si diirran u soo dhaweynaysaa dhammaan ardayda danaynaysa barashada Culuumta Islaamka, Dacwada iyo Usuuluddiinka.
Kulliyaddu waxay bixisaa waxbarasho dhisan oo ku salaysan aqoon, akhlaaq iyo faham qoto dheer oo ku saabsan diinta Islaamka.
📚 Kulliyadda waxaa ka mid ah:
🕌 Qaybta Dacwada iyo Dhaqanka Islaamka
📖 Qaybta Xadiiska iyo Culuumtiisa
📕 Qaybta Kitaabka iyo Sunnada
🌟 Hadafkeennu waa inaan soo saarn culimo, ducaad iyo aqoonyahanno ku hubaysan cilmi iyo akhlaaq, kuwaas oo si wanaagsan ugu adeegaya bulshada iyo ummadda.
Haddii aad xiisaynayso barashada Culuumta Islaamka, Jaamacadda Daar Al-Uluum waa meesha aad ku bilaabi karto safarkaaga aqooneed.
📍 Mogadishu, Somalia
📞 611226647 / 611226643 / 610995511
📧 [email protected]
🌐 www.duu.edu.so