Fast College

Fast College Excellence for all leaning

Maamulka Macalimiinta Iyo Guud  ahaan ardeyda fast college waxay farxada iyo guusha la qeybsanayaan ustaad Ismail omar a...
13/07/2023

Maamulka Macalimiinta Iyo Guud ahaan ardeyda fast college waxay farxada iyo guusha la qeybsanayaan ustaad Ismail omar ali

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis  waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka ku dhaqan ceelasha biyaha in lafurey Fast College (2) o...
11/06/2022

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka ku dhaqan ceelasha biyaha in lafurey Fast College (2) oo bixin doono courses aad muhiim u ah inashallah is-qoristu way socotaa fadlan horey ugaar yaan lagaa buuxin wixii faah faahin ah fadlan kala xiriir talefoon numberka: 0619345935

ciid wanaagsan dhamaan ummada Muslimta meel kasto oo ay joogaan.
01/05/2022

ciid wanaagsan dhamaan ummada Muslimta meel kasto oo ay joogaan.

Goor dhow filo xafladda qalin jabinta dufcaddi 3aad
06/10/2021

Goor dhow filo xafladda qalin jabinta dufcaddi 3aad

Maamulka ,macalimiinta iyo dhamaan hool wadeenada fast college waxa ay hampalyo u dirayaan   omar Ali oo ka mid ah membe...
24/06/2021

Maamulka ,macalimiinta iyo dhamaan hool wadeenada fast college waxa ay hampalyo u dirayaan omar Ali oo ka mid ah member board ka college oo ku aqal galay magaaalada muqdisho maanta oo ah maalinimo khamiis taariikhduna ay ku beegantahay 24/june/2021

OGEYSIIS OGEYSIIS  OGEYSIIS Waxaa bilowday diiwaan galinta fasalada cusub ee forex ardeyda la qadanaayo wey kooban yihii...
26/05/2020

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Waxaa bilowday diiwaan galinta fasalada cusub ee forex ardeyda la qadanaayo wey kooban yihiin fadlan horey ugaar xarunta
F.G ARDEYDA DHAMEESA WAXAA LOO SAMEEN DOONAA MAALGALIN UU BIXINDOONO COLLEGE KA

15/08/2019
Ogeysiis ogeysiis ogeysiisWaxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardeyda sannadkan ah fasalka 12 ee dugsiyada sare in  uu FAST CO...
13/08/2019

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardeyda sannadkan ah fasalka 12 ee dugsiyada sare in uu FAST COLLEGE qaadanaya fasalo cusub oo ah SCIENTIFIC SUBJECTS (BIOLOG,CHEMISTRY,PHYSICS AND MATH).
F.G: qeybaha dambe ee course ka waxaa lagu bixin doonaa 6 da maado ee kale oo ah revision ah
Wixii dheeraad kale xariir taleephon number
0613780059/0613780060/0613780062!

Maamulka,macalimiinta,Ardeyda iyo Dhaman shaqaalaha FAST COLLEGE waxa ay u Hambalyeynayaan ummada muslimiinta meel walbo...
10/08/2019

Maamulka,macalimiinta,Ardeyda iyo Dhaman shaqaalaha FAST COLLEGE waxa ay u Hambalyeynayaan ummada muslimiinta meel walbo oo ay joogaan munaasaba ciidul adxa

Waxaa bulsha weynta ku dhaqan gobolka banaadir iyo nawaaxigiisa lagu wargelinayaaa in FAST COLLEGE uu bilaabey qabashada...
25/07/2019

Waxaa bulsha weynta ku dhaqan gobolka banaadir iyo nawaaxigiisa lagu wargelinayaaa in FAST COLLEGE uu bilaabey qabashada fasalo cusub ee luuqada ENGLISH ka wixii dheeraad ah fadlan kala xariir
0613780059/0613780060/0613780062

Address

Wadajir District
Mogadisho

Telephone

+252613780059

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fast College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share