17/05/2026
𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐞𝐞𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 (𝐔𝐍𝐈𝐒𝐎) ayaa tababar loogu qabatay qaar ka mid ah ardayda Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha.
Tababarka ayaa diiradda lagu saaray 𝐟𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 (𝐅𝐮𝐧𝐝𝐚𝐦𝐞𝐧𝐭𝐚𝐥 𝐒𝐭𝐨𝐜𝐤 𝐀𝐧𝐚𝐥𝐲𝐬𝐢𝐬), waxaana bixiyay 𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧, Dean-ka Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha ee Jaamacadda Soomaaliya.
Tababarkan wuxuu qeyb ka yahay dadaallada UNISO ee lagu horumarinayo aqoonta iyo xirfadaha ardayda.