21/06/2026
Kulliyada education waxey soo bandhigtay bandhig dhaqmeed aad uqurux badan inta lagu gudo jiray simad cultural week. 10/jun/2026
Gadoomiyha ardayda kulliyada education mudane yaxye c/fitaax cali
Oo kaashanayo xubnaha association ka iyo ardayda kulliyada si guud iyo gaar ah ba
waxey ka shaqeeyeen
Iney so bandhigaan bandhig aad u quruxbadan
Waxaan aad ugu farxsanahy oon aad ubogaadinaya in wada shaqeynta ka dhaxeysa ardayda iyo xukumada ay keensatay in ay so badhigaan bandhig soo jiitay indhsha daawadayaasha