Madasha Hiigsi Qaran

Madasha Hiigsi Qaran public figur

30/08/2024

" Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa". Sh. Mustafe

15/10/2022

Waxaan halkaan hambalyo uga direynaa xulka qarankeena somalia ee 17jirada kuwaas oo Guul aad uweyn inooga soo hoyeen finaalaha tartanka kubadda cagta ee xulalka bariga iyo bartahama africa oo ka socday ADDIS ABABA ,waaa guul taariikhi ah hambalyo hambalyo hambalyo libaaxyada africa.

Waxaan tijaabinay awoodeen iyo itaalkeena ciyaareed ee aduunka gaar ahaan bariga iyo bartamaha qaaradda aaynu ku nool nahay sida aawgeed Waxaa inoo madal ah tartanka xulalka qaramada ee qaaradda Africa kaas oo lagu qaban doono dalka Algeria sanadda 2023.

"SOMAALIA SOOMAALI BAA LEH"

Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga direynaa Xulka kubadda Cagta Soomaaliyeed ee da'dooda ka yartahay 17jir oo maan...
12/10/2022

Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga direynaa Xulka kubadda Cagta Soomaaliyeed ee da'dooda ka yartahay 17jir oo maanta ka gaaray guul loo wada riyaaqay ciyaartii afar dhamaadka ee wajaheen xulka Uganda.

Guushaan ayaaa ka dhigin mid taariikhi ah ee xulka da'yarta hiigsadeen ciyaarta u danbeeso ee loo yaqaano Finaalaha.

Xulka 17 jirada Soomaaliya oo iska xaadiriyay Finalka Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika.
Waxaan u rajeeyneeynaa in aay ku guuleysan doonaan ciyaarta ugu danbeyso ee la yeelan doonaan dhigooda Dalki u soo baxo.

Guushu anaguu eebbe inoogu gaar yeelay meelkasta iyo marwalba Insha allaaah.

DHALLINAYRO HORUMARSAN,DALKANA HORMUUD U AH OO DHANKA SPORTS AH.

Hambalyo mudane Gudoomiye Yussuf Hussein Jim'ale Madaale soo dhawoow Gobalka Banaaadir wuu ku tabay alxm bilaa noo dhala...
07/09/2022

Hambalyo mudane Gudoomiye Yussuf Hussein Jim'ale Madaale soo dhawoow Gobalka Banaaadir wuu ku tabay alxm bilaa noo dhalatay .

15/08/2022

Mudane madaxweyne Guuleyso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

13/08/2022

Dalmar "Aniga oo naafo ah waxaan rabaa in aan isku soo sharaxi karo gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Banaadir, waxaan rabaa in qof walba lagu qiimeeyo aqoontiisa ee aan muqaalkiisa la,eegin "

Dhalinyarada Gobalka Banaadir isbedel ayeey rabaan in uu is badal dhaco waa muqadas

Midowga Dhalinyarada Isbedel_doonka Gobolka Banaaadir waxa aay  Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Soona dhaweynayaan Maga...
02/08/2022

Midowga Dhalinyarada Isbedel_doonka Gobolka Banaaadir waxa aay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Soona dhaweynayaan Magacaabista WASIRKA WAZAARADDA DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA Mudane MOHAMED BARE MOHAMUD.

Waxaan Allaah uga baryeeynaa in uu ufududeeyo masuuliyadda culus ee lo idmaday.

"DHALLINYARO HORUMARSAN, DALKANA HORMUUD U AH"

27/05/2022

الله جل جلا له ❤️

27/05/2022

السلام عليكم

جمعة مباركة

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Hiigsi Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share