Faculty of Economics and Management Science at Salaam University

Faculty of Economics and Management Science at Salaam University Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faculty of Economics and Management Science at Salaam University, College & University, Mogadishu.

01/07/2026

Hambalyo! Hambalyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed! πŸ‡ΈπŸ‡΄

Maanta oo ay tahay 1-da Luulyo, waa maalin taariikhi ah oo xasuus mudan β€” maalinta xorriyadda iyo midnimada Qaranka Soomaaliyeed.

Ilaahay ha inagu gaarsiiyo sanad walba iyadoo Soomaaliya ay ku sugantahay nabad, midnimo, iyo barwaaqo. Aamiin πŸ‡ΈπŸ‡΄

Highlights
28/06/2026

Highlights

Guul Taariikhi Ah:
Ayadoo laga duulayo tayeynta waxbarashada sare iyo horumarinta cilmi-baarista, Jaamacadda Salaam waxay gaartay guul weyn oo dhaxal-gal ah.

Jaamacaddu waxay si guul leh u daabacday in ka badan 100 maqaal cilmiyeed oo muhiim ah (100+ publications). Tani waxay muujinaysaa doorka ay jaamacaddu ka leedahay hoggaaminta aqoonta iyo sayniska.

Guushan balaaran waxay horseeday in Jaamacadda Salaam ay si rasmi ah uga mid noqoto 6-da Jaamacadod ee ugu cilmi-baarista badan dalka Soomaaliya.

Waa guul weyn oo kor u qaadaysa sumcadda Jaamacada, iyadoo dalka u soo hoysay magac iyo maamuus weyn. Waxayna tusaale nool u tahay horumarka waxbarasho ee dalka ka dhashay.

Ugu dambayn, guushan taariikhiga ah waxay marag u tahay dadaalka joogtada ah ee Jaamacadda Salaam ee ku aaddan kor u qaadidda aqoonta, hal-abuurka, iyo tayada waxbarashada sare. Jaamacaddu waxay had iyo jeer u taagan tahay soo saarista aqoon-yahanno wax ku ool ah iyo kobcinta cilmi-baarista waxtarka leh.

25/06/2026

Hambalyo! Hambalyo! πŸŽ‰

Waxaan hambalyo u direynaa dhammaan ardayda uu u soo dhammaaday Imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026.

Waxaad soo marteen dadaal iyo juhdi badan, waxaana idiin rajeyneynaa guul iyo natiijooyin farxad leh. Alle ha idiin sahlo inaad heshaan natiijooyinkii aad ku taamayseen.


Happy New Islamic Year
16/06/2026

Happy New Islamic Year

Hambalyo Curashada Sanadka Cusub ee Hijriga 1448

Waxaan Dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyneyna Curuashada sanadka cusub ee Hijriga waxaan Alle ka baryeeyna in sanadiisa kale nagu gaarsiyo caafimaad iyo cibaado suuban


15/06/2026

Repost # #
Highlights

11/06/2026
Highlights πŸ’«πŸ’«
08/06/2026

Highlights πŸ’«πŸ’«

Kulan ciyaareedka Galabta: Fems: VS :Fss.08/06/2026 waxaa galabta xilliga saacaddu tahay afarta galabnimo (4:00pm) noo q...
08/06/2026

Kulan ciyaareedka Galabta: Fems: VS :Fss.

08/06/2026 waxaa galabta xilliga saacaddu tahay afarta galabnimo (4:00pm) noo qabsoomi doono kulan ciyaareed u dhaxeeya kuliyadaha Faculty Social Science iyo Faculty of Economic & Management Science kaas oo kooxdii badiso ay ku guuleysan doonto cup ka.

Kulanka oo qabanqaabadiisu socotay maalmahaan ayaa maanta lagu so gabagabaynayaa garoonka Som Fustal Stadium.

Dhamaan xubnaha hogaanka kuliyadda EMS
Waxay si guud ugu hambalyaynayaan labada koox.

sidoo kale waxay u mahadcelinayaa madaxa arrimaha sports Mr yasin isack iyo dhamaan xubnihii kala qayb qaatay iskudubbaridka iyo qabanqaabada kulankaan.

21/05/2026

Address

Mogadishu
+252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Economics and Management Science at Salaam University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share