Ururka Ardayda Qaanuunka Ee Jus

Ururka Ardayda Qaanuunka Ee Jus Bogga rasmiga ah ee ururka ardayda qaanuunka JUS

SHAACINTA MUSHARRAXA RASMIGA AH EE KULLIYADDA QAANUUNKA KU MATALI DOONA DOORASHADA NAADIGA ARDAYDA JAAMACADDA UMMADDA SO...
15/08/2026

SHAACINTA MUSHARRAXA RASMIGA AH EE KULLIYADDA QAANUUNKA KU MATALI DOONA DOORASHADA NAADIGA ARDAYDA JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED

Mogadishu: 15 August, 2026. Ururka Ardayda Kulliyadda Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa musharraxa Kulliyadda Qaanuunka ku matali doona doorashada Naadiga Ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee 2026–2027.

Mohamed Aamin Abdullahi waa musharraxa rasmiga ah ee Kulliyadda Qaanuunka ku matali doona doorashada Naadiga Ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Musharrax MOHAMED AMIIN ABDULLAHI waa shaqsi leh karti, aqoon, hoggaan iyo u-qalmitaan uu si wanaagsan ugu matali karo guud ahaan ardeyda jus

Waxaan ardayda Kulliyadda Qaanuunka iyo guud ahaan ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Ku bogaadinaynaa iney si dhow ula shaqeeyaan musharraxa, MOHAMED AMIIN ABDULLAHI , oo ah hogaamiye ka soo bixi Kara waajibaadkiisa u adeegidda ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.



15/08/2026
10/08/2026
The Art of Professional Networking in Job SearchingTurning Connections into OpportunitiesFursadaha shaqo badankood kuma ...
04/08/2026

The Art of Professional Networking in Job Searching
Turning Connections into Opportunities

Fursadaha shaqo badankood kuma yimaadaan codsiyada oo keliya, balse waxay ka bilaabmaan xiriirro xirfadeed oo sax ah. Kusoo biir kulankan gaarka ah si aad u barato sida loo dhiso shabakad xirfadeed (Professional Network), loo sameeyo xiriirro waxtar leh, loona beddelo xiriirradaas fursado shaqo iyo koboc xirfadeed.

Speaker: Adam Abdulle
Management Expert | Multi-Certified Professional

Taariikh: Sabti, 8 August 2026
Waqti: 1:00 PM
Goobta: Xarunta JUS, KM4

Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee kor loogu qaadayo xirfadahaaga shaqo raadinta iyo horumarinta mustaqbalkaaga.

Link gaan iska diwaan Gali
https://forms.cloud.microsoft/r/Z6hEDS1BN5

#

29/07/2026

Deegaanka oo la daryeelo waa astaan muujinaysa masuuliyad iyo wadajir. 🌿

Kulliyadda Qaanuunka ee JUS
25/07/2026

Kulliyadda Qaanuunka ee JUS

Page ka cusub ee Naadiga Ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
24/07/2026

Page ka cusub ee Naadiga Ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

NAADIGA ARDAYDA JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED OO MARTIGELINAYA BARNAAMIJKA "STUDY IN CHINA"

Naadiga Ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (NAJUS) waxa uu si sharaf leh ugu martiqaadayaa qaar kamid ah ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed inay ka soo qayb galaan barnaamijka "Study in China: Unlocking Scholarship Application Skills", kaas oo diiradda lagu saarayo fursadaha waxbarasho ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha iyo hababka saxda ah ee loo codsado deeqaha waxbarasho.

Barnaamijkan waxa uu ka qaybgalayaasha siin doonaa xog dhammaystiran oo ku saabsan jaamacadaha Shiinaha, shuruudaha deeqaha waxbarasho, diyaarinta codsiyada, iyo talooyin qiimo leh oo ay wadaagayaan khubaro iyo arday h**e uga faa'iidaystay fursadahaas.

📅 Taariikh: 25 Luulyo 2026
📍 Goobta: Xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (KM4)
Time : 9:00 Subaxnimo

Ka faa'iidayso fursaddan aqooneed ee kuu horseedi karta mustaqbal waxbarasho oo caalami ah.

19/07/2026

Abukaate Abdulkadir siraaji oo ah Guddoomiyaha qalin_jebiyayaasha Kulliyadda waxa uu ahaa shaqsi ku hawlan horumarinta ciyaartoyda Kulliyadda

17/07/2026

Sudays Xalane oo ah Xidiga ugu wanaagsan JUS iyo qaar ka mid ah Xidigaha ka ciyaara Horyaalka Heerka 1aad ee soomaali oo hambalyo iyo Bogaadin u sameeye una rajeeye mustaqbal wanaagsan

17/07/2026

Qaabki ay ciyaarta ku bilaabatay ilaa tariikh cusub

Address

27QP+J7H
Mogadishu
2526

Opening Hours

Monday 07:30 - 15:00
Tuesday 07:30 - 15:00
Wednesday 07:30 - 15:00
Thursday 07:30 - 15:00
Saturday 07:30 - 15:00
Sunday 07:30 - 15:00

Telephone

+252612048545

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Ardayda Qaanuunka Ee Jus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Ururka Ardayda Qaanuunka Ee Jus:

Shortcuts

Share