13/10/2023
13/10/2023
Ansixinta gudomiye ku xigeenka midowga ardayda.
Shirka Golaha dhexe ee midowga ardayda jamacada oo shir gudomiyay gudomiyaha midowga ardayda jamacada mudane Abdulahi Bashiir Omar ayaa maanta ansixiyay guddomiye ku xigeenka midowga ardayda jaamacadda imaamu shaafici mss Xaawa axmed.
Hamlpyo hamlpyo