AYUUB MEDIA

AYUUB MEDIA 9420851

“Muddo ayan xiriir lahayn, halmar anigoo aan fileyn ayuu gabar kale iga raacay oo ay isguursadeen” …Baraha bulshada waxa...
17/12/2022

“Muddo ayan xiriir lahayn, halmar anigoo aan fileyn ayuu gabar kale iga raacay oo ay isguursadeen” …

Baraha bulshada waxaa kusoo badanaya Gabdho aad u ilmeenaya oo qalbiga ka hadlaya, kuwaas oo niyadjab kala kulmay wiilasha ay xiriirada la lahaayeen.

Gabadhan oo goordhoweyd soo dhigtay muuqaal ay ilmeeneyso, ayaa sheegtay in wiilkii ay is jeclaayeen sanado badan uu gabar kale ka raacay.

Maxad kula talin lahayd Gabadhan?

Caano  .Geel hidah iyo dhaqanka  wa iga runti
25/08/2022

Caano .Geel hidah iyo dhaqanka wa iga runti

FOOTBALL RUMORS:Newcastle United have made a club record £60m bid to sign Real Sociedad's 22-year-old Sweden striker Ale...
25/08/2022

FOOTBALL RUMORS:

Newcastle United have made a club record £60m bid to sign Real Sociedad's 22-year-old Sweden striker Alexander Isak. (Mail)

The Magpies could eventually pay in excess of £60m for Isak. (Mirror)

Chelsea may move for Manchester United and England defender Harry Maguire, 29, if they are unable to sign French centre-back Wesley Fofana, 21, from Leicester. (Evening Standard)

Ajax are holding out for £84m for 22-year-old Brazil winger Antony, who is determined to push through a move to Manchester United. His representatives are staying in England to help get the deal done. (Telegraph - subscription required)

Antony handed in a transfer request on Wednesday in order to make his desire to leave official. (Mirror)

Transfer Gossip Daily podcast
Liverpool have made an offer to Barcelona for 25-year-old Dutch midfielder Frenkie de Jong. (Futbol Total, via Forbes)

West Ham have had a 50m euro (£42.2m) bid for 24-year-old Brazil midfielder Lucas Paqueta rejected by Lyon. (L'Equipe, via Metro)

Arsenal are not expected to move for Paqueta despite reports they were interested. (Express)

West Ham have been offered the chance to sign Arsenal and England midfielder Ainsley Maitland-Niles, 24, in the closing weeks of the transfer window. (Mail)

Southampton and Bournemouth are also discussing a possible deal for Maitland-Niles, with Arsenal potentially open to a loan move with an option to buy. (TalkSport)

Manchester United have held talks with Newcastle United over the signing of Slovakia goalkeeper Martin Dubravka, 33. (Mail)

The clubs are yet to reach an agreement but Manchester United have submitted a loan offer for Dubravka. (Athletic - subscription required)

Manchester City chief executive Ferran Soriano has ruled out the possibility of Portugal midfielder Bernardo Silva, 28, leaving the club this summer. (SER Catalunya, via 90min)

Manchester City manager Pep Guardiola says it is "true that Bernardo Silva really likes FC Barcelona". (Goal)

Tottenha

Dhaman siwirada man United  ayaa ah training  iyo ku kale oo ku jir Gusha hada udan beyso Man United 2️⃣ vs1️⃣ liverpool...
25/08/2022

Dhaman siwirada man United ayaa ah training iyo ku kale oo ku jir Gusha hada udan beyso
Man United 2️⃣ vs1️⃣ liverpool🆗️🆗️🆗️🆗️

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY GUNAAANADKA KULAN-WADAREEDKA GOLAHA XUKUUMADDA Muqdisho, Ogoosto 24, 2022— Mada...
25/08/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY GUNAAANADKA KULAN-WADAREEDKA GOLAHA XUKUUMADDA

Muqdisho, Ogoosto 24, 2022— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabadda gunaanadka Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay shaqooyinka baaxadda leh ee shacabka Soomaaliyeed ay ka sugayaan Xukuumadda iyo rajada ay ka qabaan in ay u horseeddo xasilloni, amni iyo horumar.

Madaxweynaha ayaa ku adkeeyey Golaha Wasiirrada in ay si daacadnimo leh ugu adeegaan dalkooda, mudnaanta koowaadna siiyaan xaqiijinta amniga iyo ladagaallanka argagixisada caqabadda ku ah dowladnimada Soomaaliyeed.

"Masuuliyadda aad qaaddeen waa mid taariikhi ah oo horseedi karta samata-bixinta shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, taasna waxaan ku gaari karnaa in aan mideyno cududda iyo caqliga, una wada istaagno sidii aan dalka uga saari lahayn abaaraha, colaadaha iyo amni darrada".

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku ammaanay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Kuxigeenkiisa Mudane Saalax Axmed Jaamac dadaalka ay ku bixinayaan hirgelinta qorshaha dowladda ee Soomaali heshiis ah, Dunidana heshiis la ah, barnaamijkaas oo fulintiisu ay shacabka Soomaaliyeed u noqonayso naruuro ay ku diirsadaan.

Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu caawa soo xiray Madaxweynaha Jamhuuriyaddu, ayaa Golaha Xukuumaddu waxa ay ku lafa-gureen howllaha hortabinta u leh xukuumadda, hannaanka wada-shaqeynta hay'adaha dowladda, adkeynta ku dhaqanka xeerarka dalka, dib u eegista Dastuurka, amniga iyo xasillinta dalka, caddaaladda iyo garsoorka, horumarinta Dhaqaalaha iyo bixinta adeegyada bulshada.

Wariye Ayuub iftiin xajin plz follow gariye hadii uu ku soo garo warka kego

Wariye u dhalatay dalka Algeria oo lagu magacaabo "Khadija Benguenna" kana howl gasha warbaahinta weyn ee Al Jazeera aya...
24/08/2022

Wariye u dhalatay dalka Algeria oo lagu magacaabo "Khadija Benguenna" kana howl gasha warbaahinta weyn ee Al Jazeera ayaa ka sheekeysay qiso ay lakulantay mar ay tagtay dalka Mareykanka.

Waxay tiri: "waxaan aaday mid kamid ah dukaamada waaweyn ee lagu iibiyo alaabaha, anigoo sugaya in aan bixiyo qiimaha alaabtayda, ayaa waxaa soo gashay gabadh muslimad ah oo xijaaban, oo uu ka muuqdo daal oo siddata sanduuq culus waxay u tagtay gabadhii xisaabiyaha ka ahayd dukaanka.

Gabadhii Muslimada ahayd aya tiri: Marwo shalay ayaa mashiinkan kaaga iibsaday $500 isaga iyo dhawr shay oo kale.

Gabadhii xisaabiyaha ahayd oo mashquulsan ayaa tiri: waan gartay ma waxaad doonaysaa in lagaa celiyo?

Gabadhii Muslimadda ahayd ayaa ugu jawaabtay: Maya, waxaan rabaa in aan lacagtiisa bixiyo!.

Gabadhii xisaabiyaha ahayd oo weli mashquulsan aya tiri: Ma fahmin!! Miyaanad ii sheegin in aad shalay iibsatay?

Gabadhii Muslimadda ahayd ayaa tiri: Marwo weli ima fahmin, shalayto ayaa kaa iibsaday mashiinkan iyo alaabo kale waxaana ku bixiyay Credit Card-ka, markii aan guriga soo galay oo aan eegay qaansheegta (invoice) ayaa waxaan ogaaday in aadan ku xisaabin qiimaha makiinaddaan qaansheegta.

Sidaas darteed waxaan isku dayey inaan la xiriiro dukaanka si aysan dhibaato kaaga soo gaarin arrintaas awgeed, balse saacadihii shaqada ayaa dhammaaday.

Marka waxaan go'aansaday saaka in aan fasax shaqada ka qaato oo aan kuu soo qaado mashiinka, si aad u diwaangeliso oo aan lacagta u bixiyo, mana isticmaalo wax aanan lacag ka bixin.

Gabadhii si lama filaan ah ayay u istaagtay iyadoo aad u yaaban oo eegaysa gabadha muslimada ah intay hab siisay ayay dhunkatay iyado ilmaynaysa oo leh ma fahmin sida aad u go'aansatay in aad shaqadaada fasax kasoo qaadato adigoo kabaqaya in shaqada layga eryo waliba adigoo sida mashiinkan aadka u culus weliba adigoon wax qalad ah ku lahayn, Ee marwo maxaad u sameysay waxaan oo dhan?!!!

Gabadhii muslimada ahayd ayaa ku jawaabtay Islaamka ayaa ifaraya in aan ilaali

Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in xukuumaddiisa ay xooga saari doonta sugida AmnigaMadaxweynaha maamulka Hirshabee...
09/08/2022

Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in xukuumaddiisa ay xooga saari doonta sugida Amniga

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo xiray shir wadareedka Golaha Wasiiradda ee banbaxa oo shalay furmay.

Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkaan uu muhiimad gaar ah uu u leeyahay xukuumadda cusub waxa uuna tilmaamay in la fulin doono howlaha hortabinta u leh Dowladda sida sugida Amniga.

Kulan wadareedkaan oo ahaa ah kii ugu horeeyay ee nuuciisa ah oo xukuumadu ayaa looga hadlay barnaamijka xukuumadda, Istaraatiijiyada Kobcinta dhaqaalaha, hanaanka abaabulka iyo wadashaqeynta Golaha Xukuumadda.

Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay dhamaan Xubnaha Golaha Wasiiradda, Lataliyaasha howlwadeennada Madaxtooyada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ee shirka kasoo qeybgalay.

Maamulka Jubbaland oo ku baxay degaan ay cabasho kasoo yeertayKusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee ...
29/07/2022

Maamulka Jubbaland oo ku baxay degaan ay cabasho kasoo yeertay

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi kale oo uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Fuuma ee dhanka Galbeed kaga beegan Xarunta KMG jubbaland ee Kismaayo

Safarka ayaa waxaa madaxweynaha kuwehliyay qaar ka mid ah labada gole ee Maamulka Jubbaland, Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa magaalada iyo Masuuliyiin kale.

Ujeedka safarka ayaa ahaa sidii wax looga qaban lahaa cabashooyinka ay u soo gudbiyeen dadka degaanka ee ah in ay ku dhib qabaan dad ay ku sheegeen in ay ku hawlan yihiin jarista dhirta oo keeni karta in uu dhulku nabaad guuro, waxayna masuuliyiinti ka socday Jubbaland iyo bulshada ku dhaqan degaanadaas isla qaateen in si wada jir ah looga soo horjeesto dadka degaanka nabaad guurka kawada.

Madaxweyne kuxigeenka ayaa sidookale dadka degaanka kala hadlay in Maamulka lagala shaqeeyo ilaalinta degaanka iyo Amniga degaanka sinabad loogu wada nolaado

MAXA KA LEEDO ROBERTO  LEWANDOWSIK UU KU BIREY F.C.BIN LA LIGA  UU TOP SCORE UU TARTIM  DOON  JWP HOOS NUGU REEB PLZ PEG...
29/07/2022

MAXA KA LEEDO ROBERTO LEWANDOWSIK UU KU BIREY F.C.B
IN LA LIGA UU TOP SCORE UU TARTIM DOON JWP HOOS NUGU REEB
PLZ PEGA SAR FOLLOW SHARE GARIYE

Address

Ayuu Wiil Qaren
Mogadishu
WADO

Telephone

+252619420851

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AYUUB MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to AYUUB MEDIA:

Share