05/08/2026
๐ข ๐๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐
๐ฎ๐ซ๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ!
Jaamacadda Metropolitan University of Somalia waxa ay ugu bishaareyneysa dhaman ardayda ka qalin jebisay dugsiyada sare ee dalka in ay si rasmi ah u furantahay isdiiwangelinta sanad dugsiyeedka 2026โ2027.
Ardaydu waxa ay fursad u helayan in ay iska diiwangeliyaan takhasusyada kala duwan ee ay bixiso Jaamacadda.
๐ Si aad xog dheeri ah u hesho, fadlan booqo xarunta Jaamacadda:
Main Campus: KPP, Hodan District, Mogadishu โ Somalia
๐ Mustaqbalkaaga maanta ka bilow Metropolitan University of Somalia.