19/12/2025
Kulanka 2-aad, "Semi Final-ka" ee tartanka kubadda cagta Kulliyadda Culuumta Bulshada ee u dhaxeeyay & B6-Social Work & B6-Poltical Science, ayaa galabta ku soo idlaaday 3-4, kaddib ciyaar adag oo ka dhacday Macquul Stadium; iyada oo labada kooxood ay soo bandhigeen ciyaar xirfad leh.