SIMAD Creative Studio

SIMAD Creative Studio SIMAD Creative Studio is a vibrant and innovative studio where imagination meets reality. Born from the core of SIMAD iLab.

13/08/2026

Happy International Youth Day! โœจ

If opportunity knocked on your door...Would you answer?Tell us with a ๐Ÿ‘€ in the comments and stay tuned for what's coming...
10/08/2026

If opportunity knocked on your door...

Would you answer?

Tell us with a ๐Ÿ‘€ in the comments and stay tuned for what's coming next.

Hal sano oo waxbarasho, hal-abuur, wada-shaqayn iyo ka qaybgal mashaariic dhab ah kadib, CIIP Cohort 1 waxay ku dhow yih...
15/07/2026

Hal sano oo waxbarasho, hal-abuur, wada-shaqayn iyo ka qaybgal mashaariic dhab ah kadib, CIIP Cohort 1 waxay ku dhow yihiin gebagabada safarkoodii.

๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ ๐—œ๐—ป๐—ฑ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ (๐—–๐—œ๐—œ๐—ฃ) waa barnaamij tababar ah oo ay hirgeliyay ๐—ฆ๐—œ๐— ๐—”๐—— ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ ๐—ฆ๐˜๐˜‚๐—ฑ๐—ถ๐—ผ, kaas oo fursad u siinaya ardayda iyo qalin-jebiyeyaasha Jaamacadda SIMAD inay ka shaqeeyaan mashaariic dhab ah, isla markaana horumariyaan xirfadahooda dhinacyada hal-abuurka iyo warbaahinta.

Maanta, oo ku beegan Maalinta Caalamiga ah ee ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ (๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€ ๐——๐—ฎ๐˜†), waxaan idinla wadaagaynaa wajiyada hal-abuurayaashan oo door muhiim ah ka qaatay mashaariic badan, kuna kasbaday waayo-aragnimo iyo xirfado qiimo leh oo u diyaarinaya mustaqbalka.

Tani se waa billowga oo keliya, nala soco dhawaan si aad u barato xubin walba oo ka tirsan CIIP Cohort 1, una ogaato safarkooda hal-abuurnimo iyo guulaha ay gaareen.

15/07/2026

Creativity starts with a skill.
๐‡๐š๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐˜๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐ƒ๐š๐ฒ! ๐ŸŒโœจ

Our Graphic Design students had the opportunity to participate in a practical guest lecture delivered by Ustad Hiba Alas...
30/06/2026

Our Graphic Design students had the opportunity to participate in a practical guest lecture delivered by Ustad Hiba Alasow, a graduate of the first cohort of Graphic Design, as well as a Content Creator, Cinematographer, and Graphic Designer.

During the session, she shared professional insights and practical techniques in photo retouching, enriching studentsโ€™ learning through real-world industry experience.

Over the past days in Journalism 360, we focused on the art of video production and editing for news. We learned how to ...
25/06/2026

Over the past days in Journalism 360, we focused on the art of video production and editing for news.

We learned how to capture strong visuals, plan effective shot sequences, and edit footage into clear and compelling news stories.

The sessions also explored how every cut, transition, and visual choice can shape storytelling, making stories more engaging, impactful, and easier for audiences to understand.

From shooting to editing, we discovered that great journalism is not only about telling stories, but also about showing them powerfully.

Maalmahan la soo dhaafay ee Journalism 360, waxaan barannay sida wararka TV-ga iyo digital-ka loogu qoro si kooban, cad,...
20/06/2026

Maalmahan la soo dhaafay ee Journalism 360, waxaan barannay sida wararka TV-ga iyo digital-ka loogu qoro si kooban, cad, oo saamayn leh, iyo sida sawirrada loo qorsheeyo si ay si fiican ula jaanqaadaan sheekada.

Waxaan diiradda saarnay in sawir kasta uu yeesho ujeeddo, qoraalkuna uu sheego kaliya waxa kamaraddu muujin karin. Sidoo kale, waxaan barannay storyboard-ka iyo sida sequence-yadu uga dhigaan sheekada mid muuqaal ahaan xooggan oo fudud in la fahmo.

Maalintii 4-aad, waxaan barannay mid ka mid ah qaybaha ugu adag ee saxaafadda, warbaahinta xilliyada colaadaha, dhibaato...
17/06/2026

Maalintii 4-aad, waxaan barannay mid ka mid ah qaybaha ugu adag ee saxaafadda, warbaahinta xilliyada colaadaha, dhibaatooyinka, hubanti laโ€™aanta, iyo xaaladaha cadaadiska sare leh.

Waxaa diiradda la saaray sida saxafiyiintu u shaqeeyaan marka ay jiraan xaalado halis ah, iyagoo ilaalinaya badqabkooda, hubinaya saxnaanta xogta, dhowraya ilaha xogta, isla markaana si masuuliyad leh u tebinaaya dhacdooyinka degdegga ah.

Maalintii saddexaad, waxaan galnay mid ka mid ah mawduucyada ugu muhiimsan saxaafadda, sidee loo go'aamiyaa waxa noqda w...
16/06/2026

Maalintii saddexaad, waxaan galnay mid ka mid ah mawduucyada ugu muhiimsan saxaafadda, sidee loo go'aamiyaa waxa noqda war?

Waxaa diiradda lagu saaray sida loo qiimeeyo wararka, loo doorto xagasha ugu habboon ee sheeko kasta, iyo sida go'aannada tifaftirka looga gaaro qolka wararka. Sidoo kale, ka qaybgalayaashu waxay barteen sida loo kala hormariyo sheekooyinka, loo qorsheeyo tebinta dhacdooyinka, iyo sida looga jawaabo wararka degdegga ah.

Address

Mogadishu
BN00630

Opening Hours

Monday 09:00 - 16:00
Tuesday 09:00 - 16:00
Wednesday 09:00 - 16:00
Thursday 09:00 - 16:00
Saturday 09:00 - 16:00
Sunday 09:00 - 16:00

Telephone

+252770834810

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SIMAD Creative Studio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to SIMAD Creative Studio:

Shortcuts

Share