Bilaal Academy

Bilaal Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bilaal Academy, Community College, km4, hodan, Mogadishu.

28/05/2024

Subax wanaagsan

04/02/2024

Waxaa soo wadnaa course cajiib ah 👀

Ku soo biir group Telgram- https://t.me/bilaalacademy, hadii aad dooneyso koorsooyin noloshaada wax ka badela kuwaa oo k...
29/12/2023

Ku soo biir group Telgram- https://t.me/bilaalacademy, hadii aad dooneyso koorsooyin noloshaada wax ka badela kuwaa oo kuu sahlaya in aad shaqo ka hesho hay'addaha caalamiga iyo dhammaan shaqobixiyaasha.

...........Ogeysiis muhiim ah..............Waxaan ogeysiineynaa dhalinyarada shaqo doonka ah iyo dhamaan bulshada soomaa...
19/12/2023

...........Ogeysiis muhiim ah..............

Waxaan ogeysiineynaa dhalinyarada shaqo doonka ah iyo dhamaan bulshada soomaaliyeed in aan bilaabeyno job applying skills course taaso lagu baranaayo qaabka ugu fudud uguna sahlan ee loo xareysto loona helo fursadaha shaqo ee hay'addaha caalamiga ah iyo helista fursadaha caalamka sida deeqaha waxbarasho, shirarka iyo fellowships.

Course-daan waxaay ku baxeysaa qaab online ah,casharo duubaan iyo zoom meeting intaba. Qofkastana waa uu ka faaideysan karaa asagoo jooga gurigiisa iyo goobtiisa shaqo.

N.B. Hoos ka eeg, shaqooyin aan apply-gareynay kadiba la inaloo balamiyey imtixaanka iyo interview shaqada.

Fadlan qofkii daneynaa ha ku soo biiro groups-ka whatsapp iyo telgram link-gaan hoose.
Whatsapp group (https://chat.whatsapp.com/GJlrGFR1LAuFYkgqFHck)
Telgram group (https://t.me/bilaalacademy)

Sidoo kale waxaa inagala soo xariiri kartaa numbers-ka page.

War wanaagsan soo wadnaa
29/11/2022

War wanaagsan soo wadnaa

12/11/2022

Habeen wanagsan

12/11/2022

Qalinkaa wax suureeya.

Ogeysiis muhiim ahWaxaa dhamaan bulshada soomaaliyeed ogeysiineynaa inta jacel in ay bartaan cryptocurrency course in aa...
07/10/2022

Ogeysiis muhiim ah

Waxaa dhamaan bulshada soomaaliyeed ogeysiineynaa inta jacel in ay bartaan cryptocurrency course in aan bilaabeyno dufcadii 2aad. Course waxaa lagu qaadan doona online zoom iyo in ardayga la siiyo casharo diyaarsan.
Nagala soo xariir 0618359195.

Address

Km4, Hodan
Mogadishu
SOM252

Telephone

+252618359195

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilaal Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share