Fathurahman University for Science and Technology

Fathurahman University for Science and Technology Welcome to Fathurahman University .. "Knowledge, Practice and Product"

التقى مدير جامعة فتح الرحمن للعلوم والتقنية في الصومال البروفيسور/ فوزي محمد بارو (فوزان) برئيس الاتحاد العربي للعمل الت...
22/09/2024

التقى مدير جامعة فتح الرحمن للعلوم والتقنية في الصومال البروفيسور/ فوزي محمد بارو (فوزان) برئيس الاتحاد العربي للعمل التطوعي الدكتور/ يوسف بن علي الكاظم بمدينة القاهرة عاصمة جمهورية مصر العربية.
وقد استغرق اللقاء مدة ساعتين، نوقشت فيهما قضايا عديدة وذات أهمية، منها مشاركة أسرة الجامعة في الأعمال التطوعية التي يقوم بها الاتحاد العربى، ونشر ثقافة العمل التطوعي في أوساط المجتمع العربي والإسلامي.
وهذا وقد انتهى الاجتماع بجو رائع وبنتائج طيبة مثمرة.
والجدير بالذكر أن البروفيسور/فوزي - مدير الجامعة عضو فعال في الاتحاد العربي للعمل التطوعي الذي يتمركز مقره الرئيسي في مدينة الدوحة عاصمة دولة قطر.

شارك مدير جامعة فتح الرحمن للعلوم والتقنية في الصومال البروفيسور/ فوزي محمد بارو (فوزان) المؤتمر الدولي السنوي الذي نظمه...
17/09/2024

شارك مدير جامعة فتح الرحمن للعلوم والتقنية في الصومال البروفيسور/ فوزي محمد بارو (فوزان) المؤتمر الدولي السنوي الذي نظمه الاتحاد العربي للعمل التطوعي بمدينة القاهرة عاصمة جمهورية مصر العربية والذي يشارك فيه أكثر من 40 دولة عربية وإسلامية.
هذا وقد قدم البروفيسور/ فوزي فيه ورقة علمية بعنوان: "دور العمل التطوعي في تنمية الدول النامية: إفريقيا نموذجا".

Gudoomiyaha Jaamacadda Fatxurraxmaan ee Culuumta iyo Tiknoloojiyadda PROF. DR. FOWZI MAXAMED BAAROW ayaa ka qeyb galay, ...
29/07/2024

Gudoomiyaha Jaamacadda Fatxurraxmaan ee Culuumta iyo Tiknoloojiyadda PROF. DR. FOWZI MAXAMED BAAROW ayaa ka qeyb galay, Shirweynihii Labaad ee Culimaddda Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, kaasi oo ka dhacaya Hotel Jasiira ee magaaladda Muqdisho.
Shirku wuxuu diirada saarayaa: "Midnimada Culimadda Soomaaliyeed" waxaana lagu casuumay dhammaan
Culimaddda Soomaaliyeed oo ka kala yimid Dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

OUR SEA IS NOT FOR SALE بحرنا ليس للبيع *** ء
11/01/2024

OUR SEA IS NOT FOR SALE بحرنا ليس للبيع *** ء

29/12/2023
شارك مدير جامعة فتح الرحمن للعلوم والتقنية البروفيسور/ فوزي محمد بارو (فوزان) المؤتمر العلمي الثالث الذي نظمته الجامعة ا...
18/12/2023

شارك مدير جامعة فتح الرحمن للعلوم والتقنية البروفيسور/ فوزي محمد بارو (فوزان) المؤتمر العلمي الثالث الذي نظمته الجامعة العربية بفندق سفار في العاصمة الصومالية مقديشو، تحت عنوان: "العلاقة بين اللغة العربية واللغة الصومالية: الهوية والثقافة".
وقد استمرت فعاليات المؤتمر يوما كاملا، قدمت فيه أوراق علمية قيمة وجلسات نقاشية راعية تمس لب موضوع المؤتمر.

Join Fathurahman University for Science and Technology and build your career in one of most disciplined institutions of ...
10/12/2023

Join Fathurahman University for Science and Technology and build your career in one of most disciplined institutions of Somalia, grow your career knowledge in an environment that will not only shape your talents, but will also mold an ethical character in you that will make you stand out in your profession.

Jaamacadda Fatxuraxmaan ee Culuumta iyo Tiknoloojiyadda ayaa Siminaar labo maalmood soconaayey u qabatay qaar ka mid ah ...
27/11/2023

Jaamacadda Fatxuraxmaan ee Culuumta iyo Tiknoloojiyadda ayaa Siminaar labo maalmood soconaayey u qabatay qaar ka mid ah Hey'adaha Samafalka ee ka shaqeeya Dalka.
Siminaarka waxa uu ku saabsanaa: "Maamulka Hey'adaha aan dowliga aheyn".
Dhammaan ka qeybgalayaasha Siminaarka ayaa la gudoonsiiyay shahaado.

التقى رئيس جامعة فتح الرحمن للعلوم والتقنية البروفيسور/فوزي محمد بارو (فوزان) برئيس ولاية إقليم جنوب غربي الصومال فخامة ...
25/11/2023

التقى رئيس جامعة فتح الرحمن للعلوم والتقنية البروفيسور/فوزي محمد بارو (فوزان) برئيس ولاية إقليم جنوب غربي الصومال فخامة الرئيس/ عبد العزيز حسن محمد "لفتقرين" في قصر الولاية بمدينة بيدوا، وقد تناول اللقاء مواضيع عديدة، وكان مثمرا ومفيدا جدا.

Gudoomiyaha Jaamacadda Fatxuraxmaan ee Culuumta iyo Tiknoloojiyadda PROF. DR. FOWZI MAXAMED BAAROW ayaa maanta la kulmay...
25/11/2023

Gudoomiyaha Jaamacadda Fatxuraxmaan ee Culuumta iyo Tiknoloojiyadda PROF. DR. FOWZI MAXAMED BAAROW ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya H.E. Mudane: Cabdicasiis Xasan Maxamed "Laftagareen".
Kullanka oo ka dhacay Madaxtooyadda Maamulka K.G ee magaaladda Baydhabo, waxa uuna ahaa mid dhinacyo badan taabanaayey oo miro dhal ah, wuxuuna kusoo dhamaaday si fiican.

Gudoomiyaha Jaamacadda Fatxuraxmaan ee Culuumta iyo Tiknoloojiyadda PROF. DR. FOWZI MAXAMED BAAROW ayaa ka qeyb galay, d...
23/11/2023

Gudoomiyaha Jaamacadda Fatxuraxmaan ee Culuumta iyo Tiknoloojiyadda PROF. DR. FOWZI MAXAMED BAAROW ayaa ka qeyb galay, daraasadna kasoo jeediyay Shir Cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Madaxtooyadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Wasaaradda Waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Maamulka KG, kaasi oo ka dhacay magaaladda Baydhabo. Shirka waxaa diirada lagu saarayey: "Afka Maayga iyo Taariikhdiisa" ugu dambeyn waxaa la daahfuray Alifka Afka Maayga oo rasmiga ah.
Shirka wuxuu ahaa mid aad u qiimo badan, oo natiijooyiin wax ku ool ah kasoo baxay.

Address

Dharkeynley District, Isgoyska Xoosh
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 16:00
Tuesday 07:30 - 16:00
Wednesday 07:30 - 16:00
Thursday 07:00 - 16:30
Friday 07:00 - 15:00
Saturday 07:30 - 16:00
Sunday 07:00 - 16:00

Telephone

+252610222293

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fathurahman University for Science and Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Fathurahman University for Science and Technology:

Share