Office of Student Services- SIMAD University

Office of Student Services- SIMAD University Official page for Office of Student Services at SIMAD UNIVERSITY.

 Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD -XAJSi.
13/03/2026


Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD -XAJSi.

11/03/2026

05/03/2026
17/11/2025

Shuruudaha looga baahanyahay cod bixiyayaasha.

Dooda musharaxiinta Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD -XAJSi.
17/11/2025

Dooda musharaxiinta Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD -XAJSi.

17/11/2025

Nagula soo biir maanta 3:00 galabnimo, doodda musharrixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha XAJSi oo ka wada doodaya fikradaha, aragtiyaha, iyo xalalka ay u hayaan caqabadaha horyaalla Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD -XAJSi., iyo sida ay u qorsheynayaan sare u qaadidda nolosha iyo adeegyada ardayda jaamacadda.

06/11/2025

Hambalyo! Abaalmarinta Xafiiska ugu wanaagsan waxaa la guddoonsiiyay Xafiiska adeegyada ardayda, iyadoo lagu maamuusay adeeggooda hufan iyo taageerada joogtada ah ee ay la garab taaganyihiin ardayda.
Office of Student Services- SIMAD University

Waxaa galabta si rasmi ah garoonka Bagaax uga furmi doona koobka Kubbadda Cagta ee -XAJSi.  2025.Kulliyaddee ayaad is le...
23/08/2025

Waxaa galabta si rasmi ah garoonka Bagaax uga furmi doona koobka Kubbadda Cagta ee -XAJSi. 2025.

Kulliyaddee ayaad is leedahay way qaadi doontaa koobkan?

27/06/2025

Muxuu Toddobaadka dhaqanka sanadkan uga duwanaa kuwii h**e? Kaga bogo muuqaalkan gaaban.

Hambalyo! Kulliyadda Xisaabaadka ayaa ku guuleysatay koobka tartanka Jawaan-kuboodka Toddobaadka dhaqanka jaamacadda SIM...
19/06/2025

Hambalyo! Kulliyadda Xisaabaadka ayaa ku guuleysatay koobka tartanka Jawaan-kuboodka Toddobaadka dhaqanka jaamacadda SIMAD.

Address

Jidka Warshadaha
Mogadishu
630

Telephone

+252612780000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Office of Student Services- SIMAD University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Office of Student Services- SIMAD University:

Share