14/12/2025
Shalay waxay kubeegneed maalin aad uweyn oo an masuuliyadii 3 sano soohogaaminayay Dr. Abdiwali Siyad Alumni Association Of Benadir University-AABU . Runtii waxa ay ahyd masuuliyad aad weyn oo ah Inaad madax unoqotid In kabadan 10kun qalinjeliyaal isugu jiro dhaman kuliyadaha ay kakooban tahy Benadir University.
Gudomiye waxaa uu mahdcelinyaaa dhaman maamulka iyo dhamaan shaqalaha Jmcada .
Waxaan Sidoo kale waxa uu mahad balaaaran ujeedinayaa dhaman qalinjebiyaasha jcmada Banadir mudadii uu joogay wadashaqyn iyo garab istaaag u ahaaa.
Ugu danbyn waxan Dr uu soo dhawayn iyo Garaab istaag u muujiyay Gudoomiyaha cusub Eng Mohamed Dirie oo aan hubno inuu kuhogaamin doono ujeedadii loo aaasaasay .
Ugu danbey waxa uu balan qaady inuu u fududeyn doono dhamaan howlihii lobaahnaa laxiriir shqadda .
Mahsandiin