Naadiga qalin jabiyaasha jaamacadda imam shafi'i ISHU

  • Home
  • Naadiga qalin jabiyaasha jaamacadda imam shafi'i ISHU

Naadiga qalin jabiyaasha jaamacadda imam shafi'i  ISHU ishu university

Waa Sawirrada siminaarki "  PROFESSIONAL FOR CURRICULUM VITAE  ( C . V ) WRITTING AND RESUME STRUCTURE " Kaa oo uu  soo ...
08/03/2024

Waa Sawirrada siminaarki " PROFESSIONAL FOR CURRICULUM VITAE ( C . V ) WRITTING AND RESUME STRUCTURE "
Kaa oo uu soo agaasimay Xafiiska Naadiga qalinjabiyaasha Jaamacadda

05/03/2024

Hadii aad tahay Arday ka qalin jabiyay Jaamacad ama doon doonaya Shaqo Balse habki uu u Mari laheed Aad ugu baahan in loo iftiimiyo, kaalay oo kafaaideyso Siminaarkaan Muhiimka ah ee ay soo agaasimeen Naadiga Qalin jabiyaasha Jaamacadda.

Hadii aad tahay Arday ka qalin jabiyay Jaamacad ama doon doonaya Shaqo Balse Aad  raadineysay  habki aad  u Mari laheed,...
05/03/2024

Hadii aad tahay Arday ka qalin jabiyay Jaamacad ama doon doonaya Shaqo Balse Aad raadineysay habki aad u Mari laheed, Aadna ugu baahantahay in laguu iftiimiyo, kaalay oo kafaaideyso Siminaarkaan Muhiimka ah ee ay soo agaasimeen Naadiga Qalin jabiyaasha Jaamacadda Imam SHAFI'I UNIVERSITY,( ISHU) .

Naadiga wuxuu si wayn ogu qeyb qaatay  Bandhigii Macalin kobac oo ay jaamacadda ka qeyb galeysay Ee  labada  maalin ahaa...
31/08/2023

Naadiga wuxuu si wayn ogu qeyb qaatay Bandhigii Macalin kobac oo ay jaamacadda ka qeyb galeysay Ee labada maalin ahaa oo ay maanta ogu dambeysay 31/08/2023

13/08/2023

Naadiga Qalinjabiyaasha Jaamacadda oo qabanaya Siminaar Muhiim ah Cinwaankiisu yahay
Xirfadaha Hogaaminta iyo Maamulka.

Kafaaideysi wacan dhammaan inshaa allaah.

Tahniyad Munaasabadda Difaacashada Risaaladda PhD m🎓                  قال تعالى : (يَرْفَعِ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوامِ...
19/09/2022

Tahniyad Munaasabadda Difaacashada Risaaladda PhD m🎓

قال تعالى : (يَرْفَعِ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوامِنْكُمْ وَالَّذِينَ أُوتُوا الْعِلْمَ دَرَجَاتٍ) المجادلة الاية رقم (11)

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraayaa Gudomiyaha Guud ee Mu'assasada Mucallim Nuur, Ahna Gudoomiyaha Golaha Sare ee Jaamacadda Imaam Al-Shaafici
Dr Khaliif Abdulkadir Moallim Noor oo soo gabagabeeyay heerka 3aad ee PhD
kana diyaariyay Higher Academy for Strategic and Security Studies
الأكاديمية العليا للدراسات الإستراتيجية والأمنية
Cinwaanka ow kadiyariyay
الصراع الدولي على موانئ القرن الأفريقي وأثره على الأمن الإقليمي
(دراسة حالة الموانئ الصومالية)
The international conflict over the ports of the Horn of Africa and its impact on regional security
(Somali Ports Case Study)

Marqaati ayaan ka ahay dadaalka iyo dhafarka aad ku bixisay si aad maanta heerkaan usoo gaarto, waana mid kamid ah himilooyinka aad hiigsaneysay. Mar kale Hambalyo diirran, horay usocod iyo guulo badan oo isdabayaala baan Kuu rajeynayaa.

Farxadaada waa farxadeyda. Guuleyso ❤
Horumar walba oo riyadaada ah Allaha kuu rumeeyo.

Congratulations 🎉🎈🎊

Hadal Jeedintii  Liibaan Abdinasir Omar Gudoomiyaha Naadiga qalin jabiyaasha Jaamacadda Imam Shaafici oo ku hadlay afka ...
15/09/2022

Hadal Jeedintii Liibaan Abdinasir Omar Gudoomiyaha Naadiga qalin jabiyaasha Jaamacadda Imam Shaafici oo ku hadlay afka Naadiga qalin jabiyaasha

Shaacinta Gudiga Fulinta Howlaha Naadiga qalin jabiyaasha jaamacada imam shaafi'i (ishu) Gudoomiye    Abdi Nasir
05/09/2022

Shaacinta Gudiga Fulinta Howlaha Naadiga qalin jabiyaasha jaamacada imam shaafi'i (ishu) Gudoomiye Abdi Nasir

Ku soo dhawada page- ka  rasmiga ah Ee Naadiga qalin jabiyaasha jaamacadda imam shafi'i ISHU  meel walbood dunida ka joo...
04/09/2022

Ku soo dhawada page- ka rasmiga ah Ee Naadiga qalin jabiyaasha jaamacadda imam shafi'i ISHU meel walbood dunida ka joogtaan like, follow iyo share ta yaan laga la daalin

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617059449

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga qalin jabiyaasha jaamacadda imam shafi'i ISHU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Naadiga qalin jabiyaasha jaamacadda imam shafi'i ISHU:

  • Want your university to be the top-listed University?

Share